Somalidiasporanews - somalidiasporanews.com - Somalidiasporanews.Com

Latest News:

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhawaaqay aasaaska Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed {DHAGAYSO} 27 Aug 2013 | 06:21 pm

Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo Soo Gabo Gabaysay Booqashadii ay ku Joogtay China lana kulantay Dhigeeda Shiinaha 27 Aug 2013 | 06:15 pm

Shanghai 27.Aug 2013 (SDN)-  Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hog...

Madaxwayne Siilaanyo xiligii uu mucaradka ahaa hadaladii u jidiyey qurbejooga xili uu dagaal ku baaqayo daawasho wacan 27 Aug 2013 | 04:55 am

Sewden 27Aug13(SDN)Madaxwayne Siilaanyo xiligii uu mucaradka ahaa hadaladii u jidiyey qurbejooga xili uu dagaal ku baaqayo daawasho wacan.

DAAWO:Xallinta Gacan ka hadalkii ka dhacay Deegaanka God Heeli ee Gobolka Sanaag 27 Aug 2013 | 02:06 am

God Heeli Aug 26,2013(SDN)-Daawadayaal waxaanu halkan idiinka soo gudbineynaa muqaal ka waramaya heshiis haatan ay wadajir u sexeexeen labadii beelood ee dhawaanta ku dagaalamay degaanka God Heeli ee ...

Somalia: AMISOM Command Disproves Rape Allegation against Somali Girl in the Capital 27 Aug 2013 | 12:56 am

Mogadishu, Aug 26, 2013 (SDN)-The African union peacekeeping forces command has disproved the rape allegation of the Somali girl in Mogadishu showing to be false to the reports saying that an AU soldi...

Collective efforts essential for progress as Somalia faces critical moment – UN envoy 27 Aug 2013 | 12:47 am

Addis Ababa, Aug 26, 2013 (SDN)-The top United Nations envoy in Somalia today stressed that collective and coordinated efforts from the Government as well as regional and international organizations a...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo la qaatay Wakiilada Maraykanka iyo Midowga Yurub 26 Aug 2013 | 11:19 pm

Muqdisho 26.Aug 2013 (SDN) Kulamadaan maanta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud la qaatay safiirrada Maraykanka iyo Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, ...

Wejigii Kowaad ee Xalinta Mashaqadii ka dhacday deegaanka God Heeli oo la soo Gabo gabeeyay iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO} 26 Aug 2013 | 10:19 pm

Oog 26.Aug 2013 (SDN) Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaa...

Chinese vice Premier Meets Somalia FM 26 Aug 2013 | 08:56 pm

Beijing, Aug 26, 2013 (SDN)- Chinese Vice Premier Wang Yang met with Somali Deputy Prime Minister and Foreign Minister Fowsia Yusuf Haji Adan here on Monday. During the meeting, Wang hailed the tradit...

“Somaliland u dulqaadan mayso Faro gelin lagu sameeyo Xuduudeeda” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO} 26 Aug 2013 | 08:33 pm

Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan Magaalada Oog ayaa maanta jawaab ka bixiyay Madaxweyne ku xigeenka Maamul...

Recently parsed news:

Recent searches: