Aduun - aduun.com

General Information:

Latest News:

Wiilasha gabadha ay aadka u doonayaan oo ay isha ku hayaan in ay jeclaadan ama calfadaan 5 Jul 2013 | 02:00 pm

Ruux kasta ee bini aadam ah wuxuu leeyahay  kriteria ( criteria ) u gaar ah oo ku xushta gabadha uu la wadaagayo noloshiisa, inkastoo laga wada simaneen qaabka ay ragga wax ku xushtaan waxaa jiro wax ...

Shiikh Caan ah oo qiiro darteed ku dhuftay Heeska Soomaaliyey toosoo… 1 Jul 2013 | 05:00 pm

Iyado xalay si weyn meelo badan looga xusay Munaasada Xuska Kowda Luuliyo oo si weyn qaali ugu ah Ummada Soomaaliyeed ayaa waxaa isa soo taraya hambalyooyin ku aadan 53 guuradii kasoo wareegatay waqti...

Soomaalida isticmaasha Facebook oo sawirada profileka kawada dhigtay calanka Somalia 1 Jul 2013 | 09:40 am

Iyada oo ay maanta ku beegantahay munaasabada  1da Luulyo, ayaa laga dareemayaa soo dhaweenta  meel badan oo ka tirsan dalka gudihiisa iyo dibadiisa, u diyaar garowga 1da Luulyo waa mid ku wayn quluub...

Nin ayaa i qabo balse waxa aan dhaamo malahan qof single ah 1 Jul 2013 | 09:16 am

Gabar ka cabaneeso ninkeeda oo na soo gaarsiisay warqad murugo leh, gabadhaan ayaa ka cabaneeso dhibaaatooyin badan ay ku qabto ninkeeda, gabadhaan uu ku sugan dalka Sweden magaceeda ku soo koobtay Sa...

Daawo Buundadii ugu yaabka Badneed Dunida ee ebid laga dhiso Badda 30 Jun 2013 | 05:20 pm

Buundadan oo noqoneysa buundada dunida ugu dheer xaga dhismaha bada gudaheeda ayaa dhawaan si toos ah loo furi doonaa waxa ayna noqoneysaa mid ay Dalxiisayaashu iskaga gooshaan magaalooyinka sida gaar...

Dhacdo Xanuun Badan Nin Gacantiisa iskaga jaray xubinta Taranka 30 Jun 2013 | 04:21 pm

Sida ila wareedyo lagu kalsoonyahay ay qorayaan Nin si bareer ah iskaga jaray xubintiisa taranka waqti aanan lagareen waxa sida rasmga ah uga danbeeya in ninkan Xubintiisa qaaliga ah is dhaafiyo.

gabdhaha aad waxay u neceb yihiin wiilasha sifaadkaan leh “tolow ma leedahay sifooyin kaas” 30 Jun 2013 | 10:41 am

Nolosha kama marna jaceyl iyo naceeb, ruux jacel ma jiro in la naco ama la dhibsado balsa sifooyin badan ayaa jiro ay kuugu nici karto gabar ama xaas aad qabto, sifooyinka  qaar waxay soo if baxaan xi...

Wariye Shaqada laga ceeriyay kadib markii uu xad gudub aan hore loo arkin u geestay nin dhibane ku ahaa daadad 29 Jun 2013 | 12:15 pm

UTTARAKHAND - Wariya u dhashtay dalka India oo lagu magacaabo Narayan Pargaien ayaa laga ceeriyay shaqada uu hayay mid kamid tv yada laga leeyahay dalkaas India, Narayan Pargaien ayaa soo tabinayay wa...

Layaabka Aduunka: Gabar hadii aysan cabin 2 litar oo dhiiga bini aadamka ah halis u ah in ay dhimato 29 Jun 2013 | 11:46 am

WILKES BARRE – Gabadhaan oo u dhalatay dalka Mareekanka oo lagu magacaabo Julia Caples ayaa bil kasta cabta 2 liitar oo ah dhiiga bini aadamka, gabadhaan ayaa ku faraxsan in ay cabto dhiigaas bini aad...

Wariyahaan maxaa qabsaday kk ila arag adaa yaabi doonee ( Funny Video ) 28 Jun 2013 | 07:24 pm

inta badan marka ay Saxafiyiintu sameynayaan baaritaanada hadba meesha ay wax ka dhacaan waxa ay la kulmaan dhibaatooyin kasoo gaara dadka ay markaasi waxa ka sameynayaan.

Recently parsed news:

Recent searches: