Baargaal - baargaal.net - BAARGAAL.NET

Latest News:

TIX DUCO AH : Maxamuud Siciid Aw Maxamed 26 Aug 2013 | 12:09 am

Tixdan Ducada ah waxa curiyey Maxamuud Siciid Aw maxamad markuu  arkay abaarta iyo dhibka  ka jira Nawaaxiga Baargaal Dhulku wuxuu muuna leeyahay markuu doog ka muuqdaaye Mar haday abaar maraxsat.....

Xubin Olombikada gobolka Banaadir katirsan oo xalay lagu dilay Muqdisho 24 Aug 2013 | 06:11 pm

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dilay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir gudoomiyihii olombikada ee degmadaasi Amiin Cali Mumin. Marxuumka ayaa lagu toogtay banaanka hoygiisa oo ku yaala xaafadda‏ ‏...

Ogaysiis: Ka soo qayb Gal Shir Bulshada Calbari ee UK 19 Aug 2013 | 10:42 pm

Waxaa la ogaysiinaayaa Bulshada Deegaanada Calbari ee Ku dhaqan Wadanka ingiriiska , Gaar ahaan Magaalada London in Shirkii Loo ballansanaa ee Bahda Uk la qaban doono maalinta sabtida ah 24/8/2013 Goo...

Aqoonyahan Axmed Yuusuf Muuse Oo Liiska Musharaxiinta Ee Xildhibaanada Bari Ee Puntland Ku Soo Biiray 15 Aug 2013 | 12:50 am

Aqoonyahan Axmed Yuusuf Muuse oo Kamid ah Aqoonyahanadda Deegaanka aadka looga qadariyo ayaa ku soo biiray Xubnaha u sharaxan Xildhibanaamidda Gobolka Bari ee bisha Janaayo 2014-ka hadii EEBE idmo doo...

Ciid wanaagsan Dhamaan akhristayaasha Shabakada Baargaal.net 6 Aug 2013 | 03:39 pm

Dhamaan umada Soomaaliyeed meel walaba oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Ciidwanaagsan, 29 cisho kadib waxaa idinku hanbalyaynanaa dabaaldaga maalinta ciida Fidriga oo aad ku wada damaashaadaysaan ...

Dhalinyaro soomaaliyeed oo markale lagu Dilay K/afrika. . 3 Aug 2013 | 04:21 pm

Warar aanu ka heleyno dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen weeraro xanuun badan oo lagu dilay dad Soomaali ah. Kooxo Burcad ah ayaa dilay Marxuum Soomaaliyeed sida ay warbaahint...

Warshad Biyaha Sifaysa Oo Laga Hirgeliyay Baargaal 2 Aug 2013 | 11:22 am

Waxaa Magaaladda Baargaal laga hirgeliyay Warshad Ganacsi oo Biyaha Sifaysa ,biyahaas oo iyagoo sifaysan lagu dhex shubo caagado kala leh qaybo kala duwan iyo baco warshadaysan, warshadaas oo lagu Mag...

Hambalyo... Hambalyo .. Xaafada Sandhuubo Baargaal oo wareegii Labaad ee barnaamajka aqoonta kadiska SBC usoo baxday 28 Jul 2013 | 01:35 am

Xaafada Sandhuubo Baargaal oo sanadka matalaysa Xaafadaha Magaalada Baargaal ayaa Caaway markii sadexaad soo bandhigtay wacdaro aqooneed Aqoonta Kadiska SBC ee Bisha Ramadaan ayadoo barbardhac lagasha...

Faarax Dooxajoog: ''Waxaana soo ogaaday in dastuurka federaalka ah ee dalka u yaalay uusan ogolayn in degmooyin noqdaan maamul goboleed'' 26 Jul 2013 | 03:35 pm

Eng. Faarax Maxamuud Dooxa-Joog oo sanadkii 2011 kaga dhawaaqay deegaanda calbari maamulkii Raascaseyr State ayaa wareysi yaab leh oo uu siiyey warbaahinta Kismaayo24 ku sheegay inuu ka tanaasulay maa...

Xaafada Sandhuubo Baargaal oo Caaway Wacdaro Labaad Ka Dhigtay tartanka Aqoonta Kadiska SBC ee Bisha Ramadaan 24 Jul 2013 | 01:42 am

Xaafada Sandhuubo Baargaal oo sanadka matalaysa Xaafadaha Magaalada Baargaal ayaa Caaway acdaro Labaad ka Dhigtay tartanka Aqoonta Kadiska SBC ee Bisha Ramadaan ayadoo uga adkaatay xaafada goljano ee ...

Recently parsed news:

Recent searches: