Bbcsomali - bbcsomali.com

General Information:

Latest News:

Kerry: Suuriya waxay adeegsatay kiimiko 27 Aug 2013 | 09:24 am

Wasiirka arrimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa dowladda Suuriya ku eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikada.

Laba nin oo gabar isla guursaday Kenya 26 Aug 2013 | 07:35 pm

Magaalada Mombasa ee dalka Kenya laba nin ayaa ku heshiiyay inay isla guursadaan hal gabar oo muddo dheer si gooni gooni ah ay xiriir ula lahaayeen.

Qaramada Midoobay oo baaraysa Suuriya 26 Aug 2013 | 10:31 am

Kormeerayaasha Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay gaaraan goobta loogu shakisan yahay in uu ka dhacay weerarka hubka kiimikada ah ee Suuriya.

Wada hadalka Kismaayo oo la isku mari la'yahay 25 Aug 2013 | 04:16 pm

Ilo xog ogaal ah oo ku dhaw wada hadalada ayaa BBC u sheegay in arrimaha la isku hayay oo intooda badan la isku afgartay markii hore in saacadihii ugu dabeysay ee la saxiixi lahaa lagu kala booday.

Iran oo u digtay Mareykanka 25 Aug 2013 | 03:52 pm

Sarkaal sare oo reer Iran ah ayaa a digay Mareykanka inay cawaaqib xun kala kulmi doonaan haddii ay ka gudbaan wax uu ugu yeeray khadka cas ee dalka Suuriya.

Kulamadii horyaalka Ingiriiska Sabtidan 24 Aug 2013 | 10:27 pm

Waa toddobaadkii 2aad ee tartanka horyaalka kubbadda cagta ee dalkan Ingiriiska ee sannad ciyaareedka 2013/2014 ee 20-ka kooxood.

Maxkamadda Bo Xilai 24 Aug 2013 | 04:41 pm

Maalintii sadexaad oo maxkamad la saarayo, ayaa siyaasiga hore ee dalka Shiinaha Bo Xilaia wuxuu mar kale ku maadaystay cadaynta dacwad soo oogayaasha.

Odoyaal eedeeyay maamulka Kismaayo 24 Aug 2013 | 12:44 am

Odoyaal uu ku jiro suldaanka Beesha deegaanka Buulo Abliko ee magaalada Kismaayo, ayaa ku eedeeyay maliishiyooyin taageera maamulka hadda gacanta ku haya Kismaayo inay dumiyeen guryo ku yaallay xaafad...

Wararka maanta oo muuqaal ah 24 Aug 2013 | 12:32 am

Waxaa ka mid ah qaraxyo ka dhacay Lubnaan, qaxootiga Suuriya, Israaiil oo weerar hawada ah qaadday iyo warar kale.

Gudniinka Fircooniga ah 23 Aug 2013 | 04:07 pm

Muuqaallo ku saabsan dhibaatada gudniinka fircooniga ah. Halkan ka daawo

Related Keywords:

www.bbcsomali.com

Recently parsed news:

Recent searches: