Berberanews - berberanews.com - Berberanews.com

Latest News:

Dhuxul oo ammaan kula dul-kufay Madaxweyne Silaanyo iyo Wasiirka awoodaha badan, Mucaaridkaba waxba kama jiraan ka soo qaaday 27 Aug 2013 | 08:51 pm

Hargeysa-(Berberanews)-Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa ammaan faro badan dhabta u saaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo iyo wasiirka awoodaha badan Xirsi Xaaji Cali, isag...

Bashaar Al Asad: Hitlarkii Qarniga, WQ Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase) 27 Aug 2013 | 03:48 am

Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu Qalinka: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase) In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is wa...

“Dhalandhoolka dhallaanka dhib weyn baan ku Qabaa” Qalinkii Samataliye Cabdisitaar Dubad 27 Aug 2013 | 02:43 am

“Dhadhamada dhallaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii dhunkaal i....

Kenya: xisadda ka taagan laba nin oo ku heshiiyay inay gabadh wada guursadaan 27 Aug 2013 | 02:35 am

Kenya-(Berberanews)-Laba nin oo u dhalatay dalka Kenya ayaa ku heshiiyay inay isla guursadaan hal gabar oo ay shukaansanayeen iyagoo aan iska warqabin. Gabadhan ayaa xidhiidh la lahayd labada nin mud...

Dadweynaha reer Burco oo saami ku darsaday maalgashiga Shirkadda Kalluumaysiga Pontus Marine 27 Aug 2013 | 02:13 am

Burco-(Berberanews)-Shirkadda Pontus Marine oo ka shaqayn Doonta ganacsiga kalluunka ayaa dadweynaha reer Burco u soo bandhigtay inay ka qaybgalaan saamigga maalgelinta shirkaddan oo lagu sheegay ay k...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Safar ku yimi gobolka Sool iyo Somaliland oo si adag uga hadashay 27 Aug 2013 | 12:36 am

Taleex/Oog(Berberanews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya Cabdisamad Cali Shire oo xubno maamulkiisa ka tirsan iyo Ciidammo tiro badan wata, ayaa maanta soo gaadhay deg...

Beelo Toddobaadkii hore dagaal ku dhex-maray Oog oo Nabad qaatay Konton Odayna laga dhaariyey 27 Aug 2013 | 12:09 am

Oog(Berberanews):- Wefti isugu jiray Wasiirro Xukuumadda ka tirsan iyo Madax-dhaqameed oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa maanta gelinkii dambe ku guulaystay inay salka u dh...

Xukuumadda Somaliland Oo Joojinaysa Inay Ruqsado Siiso Warshadaha Noocoodu hore uga jiray dalka 26 Aug 2013 | 11:52 pm

Hargeysa(Berberanews):- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda dalka isla m...

Dabaal-degga ugu weyn Yurub ee oo ka socda dariiqyada Galbeedka London.Daawo sawiro iyo muuqaal 25 Aug 2013 | 11:17 pm

London-(Berberanews)-Daal-degga ugu weyn qaaradda yurub ee ee loo yaqaan Notting Hill Carnival, oo ay hormood ka yihiin xubno ka mid ah bulshada Bariga ee Hindiya ee london, ayaa ka socda dariiqada lo...

Recently parsed news:

Recent searches: