Blogspot - guledcasowe.blogspot.com - The Official Blog of Guled Casowe

Latest News:

(US No LOnger Supports Anti Peace Ellements in Somali State) Source WikiLeaks US embassy cables: Ethiopian intelligence chief gives rare interview 11 Dec 2010 | 03:39 am

Monday, 08 June 2009, 12:33 SECRET SECTION 01 OF 04 ADDIS ABABA Classified By: Ambassador Donald Yamamoto for reasons 1.4 (B) and (D). SUMMARY ------- 1. (S) In a rare meeting with the elusive head o...

Ururka filim qaadayaasha oo marti u ah Barbaarta 11 Dec 2010 | 02:59 am

Barnaamijka Barta Kulanka Barbaarta waa barnaamij todobaadle ah oo Bar-kulan ka baxa maalmaha Tallaadada iyo Arbacada. Barnaamijka ayaa waxaan idin kugu soo gudbinaa wararkii Barbaarta iyo Xubno dhawr...

Idaacada Jigjiga FM 99.1 oo Kordhisay Baaxada Daboolkeeda iyadoo Gaadhay Degmooyin Kale 12 Aug 2010 | 12:15 pm

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Wasiirka Xafiiska Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Guuleed Casoowe ayaa sheegay in idaacada Jigjiga FM 99.1 ay haatan gaadhay degmooyin aad u badan. Wasiirka oo la...

Xaflad ay Maanta ka Qalin-jabiyeen Arday Dhan 218 oo Dhamaysatay kuliyadda Caafimaadka ee jigjiga ayaa Lagu Qabtay Hoolka Sayid Maxamed 8 Aug 2010 | 06:59 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog)Waxaa manta galinkii hore lagu soo gabagabeeyay Madasha shirarka ee Sayid Maxamed Cabdile Xasan xafladan aad ubalaadhan oo loo sameeyay ardayda ka qalinjabisay kuliyadda caa...

Wasiirka Warfaafinta oo La Kulmay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Ururka ONLF & Gadh Wadeenka Wafdiga Wada Hadalada Nabada ee Ururka ONLF 7 Aug 2010 | 06:54 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Guuleed Casoowe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Ururka ONLF Muda...

Wafdigii Ururka ONLF oo Soo Gaadhay Caaasimada Dawlad Degaanka Soomaalida ee Jigjiga 3 Aug 2010 | 06:46 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Wafdi Heer Sare ah oo isugu Jira gudoomiye Ku Xigeenka Ururka ONLF Mudane Cabdi Shariif Cali iyo Xubno ka Tirsan Gollaha Dhexe iyo Hogaamiyaasha Ciidamada Ururka ONLF ayaa ...

Xubnaha UWSLF ee ka qeyb galay Shirkii Addis Ababa oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Jigjiga 2 Aug 2010 | 04:45 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Waxaa Abaare 10:00 Am soo gaadhay Magaalada Jigjiga Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Ururka UWSLF Sheekhy Ibraahim Maxamed Xuseen. Wafdigan oo Watay kolanyo B...

Xukuumada Degaanka oo Maanta Booqasho Dalxiis ah geeyay Qaar Ka Mid ah Qurbo Joogta Ku Sugan Caasimada Degaanka Soomaalida 30 Jul 2010 | 04:50 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Ku sii Simaha Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Bulxan (Gurey) iyo Madaxa Xafiiska Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Guuleed ...

Madaxa Warfaafinta oo La Kulmay Gudoomiyaha Jaaliyada Degaanka ee Dalka Denmark 27 Jul 2010 | 12:52 am

Jigjiga (Guled Casowe Blog) Madaxa Xafiiska Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Guuleed Casoowe ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha jaaliyada Degaanka Soomaalida ee Dalka Denmark Mud...

Daawo Sawirada: Maxaabiistii Ugu Danbaysay ee Ururka UWSLF ee Ku Xidhnaa Heer Federaal oo Ooda Laga Qaaday 25 Jul 2010 | 12:17 pm

Diri-Dhaba (Guled Casowe Blog) Waxaa Maanta  ooda Laga Qaaday Maxaabiistii Ururka UWSLF ee u Xidhnaa Dowladda  Fedaraalka Ethiopia, Maxaabiistan maanta la siidaayay ayaa ku kala xidhnaa magaalooyinka...

Related Keywords:

guleed, guled, galenta stone hold

Recently parsed news:

Recent searches: