Caasimadda - caasimadda.com - Caasimada Online | Isha Wararka Sugan

Latest News:

Wargeysyada Yurub iyo wararkii ay maanta ka qoreen suuqa kala iibsiga 27 Aug 2013 | 06:37 pm

Use Facebook to Comment on this Post

Kooxda Isbuuca EPL: Sturridge oo Isbuucii labaad hugaanka u haya 27 Aug 2013 | 06:34 pm

Use Facebook to Comment on this Post

Qarax weyn iyo dagaallo KISMAAYO ka dhacay iyo xaaladda oo kacsan 27 Aug 2013 | 10:00 am

Muqdisho (Caasimada online) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbaada Hoose  waxaa xalay ka dhacay daagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamaada Raaskambooni oo ay kaaabayaaan kuwa AMISOM iyo waliba ur...

Maxaad kala socotaa shirqoolka DFS loogu maleegay wada-hadalada Addis? 27 Aug 2013 | 09:00 am

Heshiiska Kismaayo: Khiyaano lagu burburinayo Go’aanadii IGAD iyo Dawladaha AMISOM!! Heshiiska ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa la sheegayaa in is-afgarad laga gaaray qaar ka mid...

Qarax xoogan oo ka dhacay Puntland iyo ciidamo tiro badan oo geeriyooday 27 Aug 2013 | 08:00 am

Muqdisho (Caasimada Online) Shan ka mid ah ciidmada Maamulka Puntland aya geeriyootay tiro intaasi ka badana dhaawac, ayaa soo gaaaray ka gadaal markii lala eegtay qarax xoogan . Qaraxa oo ahaa Miina...

Kashifad: Maxaa lagu galay ganacsade Xuseen Goley? (Ogow waxa jira) 27 Aug 2013 | 07:00 am

Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho qarax lagula eegtay ganacsade Xuseen Golay kaasoo la rabay in lagu khaarijiyo laakiin allaah waa ka badbaadiyey inkastoo dhaawac kasoo gaaray. Hadaba inkastoo mashruu...

JAWAARI oo shaaca ka qaaday arrimo ku saabsan dasturka oo aan horey loo ogeyn & xaqii banaanka usoo baxday 27 Aug 2013 | 06:00 am

Muqdisho (Caasimada Online) - War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa looga jawaabey eedeymo ku saabsanaa in wax laga badaley dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, ee...

Somaliland iyo Puntland oo ay ka dhex tafan tahay iyo Hargeysa oo hanjabtay 27 Aug 2013 | 05:00 am

Hargeysa (Caasimada Online) - Somaliland ayaa digniin adag u dirtay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, xili Madaxweyne Kuxigeenka Puntland uu booqasho ku joogo deegaankaTaleex ee gobolka Sool...

Daawo Video: Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo lagu dhagan yahay, Sabab? 27 Aug 2013 | 04:00 am

Nairobi (Caasimada Online) -  Waxaa Waqtiyadaan dambe Shacabka Soomaaliyeed ay Hadal Hayeen in Xarumo lagu Faafiyo Mad-Habta Shiicada laga furey Magaalada Muqdisho waxaana Warkaan uu ka soo yeerey Mid...

Kadib Puntland, maamul kale oo isna ka fiirsanaya xiriirka DF Somalia 27 Aug 2013 | 03:00 am

Muqdisho (Caasimada online) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa , shaaca ka qaaday inuu ka fiirsanayo xiriirka uu la leeyahay dowlada Soomaaaliya , waxaana uu sheegay in hadii dowladu ay la imaan wayso qorsh...

Recently parsed news:

Recent searches: