Cadceed - cadceed.com - Cadceed newssite

Latest News:

DHAGAYSO R-Cadceed: Afhayeenka Madaxtooyada Oo Faysal Cali Waraabe Aflagaado Qaawan Ku Weeraray, Madaxwayne Siilanyana Amaan Huwiyay 27 Aug 2013 | 08:16 pm

Aug 27,2013 Hargaysa(Cadceed) Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu deel-qaaf ku tilmaamay oo ka soo yeedhay Guddoomiyaha xisbiga muca...

Wada-Hadalladii Usocdey Dowladda Somaliya Iyo Jubbaland Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday & Ergadii Labada Dhinac Oo Addis Ababa Ka Soo Dhoofay 27 Aug 2013 | 07:26 pm

Aug 27,2013 Muqdisho(Cadceed) Wararka ka imanaya carunta xarunta dalka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa sheegaya in ergadii ugu qeyb galeysey wada-hadallada dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jub...

Wargeys Ka Baxa Ingiriiska The Horn Oo Faallo Ka Qoray Tirada Golaha Wasiirada Somaliland Iyo Ballan Qaadyadii Siilaanyo Sameeyay Wakhtigii Doorashada 27 Aug 2013 | 06:45 pm

Aug 27,2013 London(Cadceed) Wargeyska The Horn,oo ah toddobaadle Ingiriisida ku soo baxa Isniin kasta ayaa shalay qormadiisa tifaftirka wuxuu kaga hadlay tirada golaha wasiirada xukuumadda Somaliland ...

DHAGAYSO R-Cadceed:Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Magacaabay Guddi Sare Oo Ka Shaqayn Doonta Amniga(Sawiro) 27 Aug 2013 | 05:44 pm

Aug 27,2013 Muqdisho(Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn ...

DHAGEYSO R-Cadceed: Faysal Cali Waraabe “Hadii Aan Dadka La Midayn Oo Aan Dib Loogu Noqon Heshiskii Saami Qaybsiga Beelaha Ee Lagu Heshiiyay Waxba Ina... 27 Aug 2013 | 03:56 pm

Aug 27, 2013 Hargeysa(Cadceed) – Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shir jaraa’d oo manta qabtay kaga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, Faysal wuxu si adag uga hadlay imaatinka ma...

“Siilaanyo Wuu Fashilmay Sidii Uu Hoggaankii SNM-ba Ugu Fashilmay, Maantana Dalku Waa Is Dhex Yaac Oo Waa Bilaa Darawal” Faysal Cali Waraabe 27 Aug 2013 | 03:35 pm

Aug 27, 2013 Hargausa(Cadceed) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe,ayaa daboolka ka qaaday inay kal-soonida kala noqonayaan madaxweyne Axmed Siilaanyo d aan laga wada ...

Shirgudoonka Wakiilada Iyo Mudanayaasha Oo Maryo Dhiigle Ku Kala Furtay Fadhi Albaabadu U Xidhan Yihiin Iyo Mooshinkii Lidka Ku Ahaa Ciro Oo La Sheega... 27 Aug 2013 | 03:30 pm

Aug 27,2013 Hargaysa(Cadceed) Shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland iyo xildhibaanada golahooda ayaa shalay fadhi albaabadu u xidhan yihiin oo ay yeesheen maryo dhiigle ku kala furtay doodo ay ka y...

Alshabaab Oo Ku Macneeyey Dagaalka Ay Ka Wadaan Somaliya Mid lagu Difaacayo Diinta Iyo Khayraadka Dalka Oo Wadamo Shisheeye Ay Duulaan Ku Yihiin 27 Aug 2013 | 03:26 pm

Aug 27,2013 Muqdisho(Cadceed) Alshabaab ayaa ku micneeyey dagaalka ka socda dalka Soomaaliya mid looga hortagayo damaca wadamada deriska ee ku aaddan iney boobaan khayraadka dalka Soomaaliya afhayeenk...

Maayarka Saylac Oo 2,000 Laba Kun Dollar Ugu Deeqay Gogosha Nabadeed Ee Ergooyinka Labada Dhinac Ee Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Xariirad(Daawo Video) 27 Aug 2013 | 06:18 am

Aug 26, 2013 Xariirad(Cadceed) – Maayarka Degamada Saylac Xuseen Iidle Barkhadle ayaa ergooyinka labada dhinac ee shaqaaqadu hore uGu dhexmartay magaalada Xariirad maanta soo gaadhsiiyay deeq lacageed...

Ogaysiis waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda somalilanderska meel walba oo ay joogaan ee sanadka dhamaysanaya secondaryga in loo hayo jamacado aad u ... 27 Aug 2013 | 05:04 am

ogaysiis ogaysiis waxa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda somalilanderska meel walba oo ay joogaan ee sanadka dhamaysanaya secondaryga in loo hayo jamacado aad u jaban oo ku yaal dalka china gaar ahaan w...

Related Keywords:

isku, Amoud Foundation, madaw, xiil qaran, xuska 18 may ee hargeysa, ku and fao, xubin kamida ah, hadii la saxo, ay ay sir, haddii la saxo

Recently parsed news:

Recent searches: