Daafeet - daafeet.com - Daafeet

Latest News:

Gole Cusub oo la magac baxay Golaha Amniga Qaranka oo uu maanta Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqey 27 Aug 2013 | 04:01 pm

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga qaranka Soomaaliyeed. Golaha amniga qaranka Soomaaliyeed waxaa shir guddoominaya...

Dhegeyso: Gudomiye ku xigeenka dhaqaalaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan ka wareysaney xaalada Gobolka 27 Aug 2013 | 03:42 pm

Gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha ee gobolka shabeelaha hoose oo aan ka wareysaney xaalada guud ee gobolka shabeelaha hoose taasoo uu inoo sheegey in gobolka xaaladiisa ey ey waxoogaa sidii hor...

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Gudomiyaha Barlamanka oo looga jawaabey ariamah ku saabsan Dastuurka 27 Aug 2013 | 03:20 pm

War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa looga jawaabey eedeymo ku saabsanaa in wax laga badaley dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, eedeymahaas ayaa ka soo yeeray mad...

Ciidamada Raskambooni oo maanta qarax lagula beegsadey Magalada Kismaanyo 27 Aug 2013 | 02:21 pm

Wararka eynu kol dhow ka helney Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in qarax khasaaro geestay lala eegtay ciidan iyo saraakiil ka tirsan kuwa maamulka Axmed Madoobe ee Ma...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali dheere oo sheegey deegaanada ey ka taliyaan iney ka amaan fiican tahay deegaamada ey ka taliso dowlada 27 Aug 2013 | 02:15 pm

Afhayeenka guud ee ururka Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo la hadlya warbaahinta afkooda ku hadasha ayaa sheegay in deegaannada ay ka taliyaan ay amni ahaan iyo nolol ahaan ...

Tacsi 27 Aug 2013 | 02:43 am

Inaa LILAH wa inaa ilayhi raajucuun Anigoo ah Fadumo Isaq Abdikarin iyo Seygeyga Abdiaziz ShSalah iyo dhamaan Jaaliyada DM ee Atlanta USA waxaan Tacsi tiiraanya leh u diraynaa Dhamaan C...

Dhegayso..Taliyaha Booliiska Baydhabo oo ka warbixiyay dhalin lagu soo qabqabtay Howgal ay sameeyeen 26 Aug 2013 | 10:49 pm

Halkan ka dhegayso warbixinta Taliyaha Unknown Album

Dhegayso..Malaaqyada Digil iyo Mirifle iyo kuwa Hawiye oo madaxweyne Xasan Shiikh Canaantay. 26 Aug 2013 | 10:14 pm

Iyadoo ay aad isu soo tarayaan diidmada ay guud ahaan wax garadka Soomaaliyeed ay ku diidan yihiin shirka Macmalka ah ee kooxda dhulboobka ah ee hogaanka u hayo Horjoogaha Shabaabka ee ...

Qurac Joome oo gacanta u galay Shabaab dagaal la’aan 26 Aug 2013 | 07:50 pm

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Qurac Joome degmada Ceelbarde gobolka Bakool ee dhaca KoonfurGalbeed Soomaaliya ayaa waxay ku wamayaan in Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ay la wareegee...

Dhegayso…Isbaarooyinkii Shabeelaha hoose oo loo raray Shabeelaha dhexe 26 Aug 2013 | 07:27 pm

Waxaa wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar safar dhinaca dhulka ah ku maray wariyeheena magaalada Muqdisho si uu xaalada guud ee wadada iyo dadkuba uu warbixin waafi ah uga kee...

Recently parsed news:

Recent searches: