Dhanaan - dhanaan.com - Dhanaanmedia.com

Latest News:

Conference on reconstruction, recovery of Somalia opens here 27 Aug 2013 | 05:29 pm

Addis Ababa August 26/2013 A consultative meeting said to reflect a unique opportunity to tackle the principal governance weakness and often promised delivery of sufficient financial support for Somal...

Collective efforts essential for progress as Somalia faces critical moment – UN envoy 27 Aug 2013 | 05:28 pm

Tuesday, August 27, 2013 The top United Nations envoy in Somalia today stressed that collective and coordinated efforts from the Government as well as regional and international organizations are nee...

Siyaasiyiin Jubbaland Ka tirsan oo cambaareeyey Boob Dhuleed oo ay Sheegeen in uu ka Socdo Muqdisho 27 Aug 2013 | 02:03 pm

Qaar kamid ah siyaasiyiinta Jubba Land ayaa magaalada Kismaayo kasoo saaray bayaan ay ku shaaciyeen in magaalada Muqdisho ee xarunta dalka lagu boobay dhul ay lahaayeen dad rayid ah. Sayaasi C/...

Kulan looga hadlayo arimaha somalia laguna marti qaaday Ra’iisulwasaarayasshii hore oo Addis Ababa ka furmay. 27 Aug 2013 | 12:34 pm

Waxaa shalay magaalada Addis ababa ka furmay kulan xasaasi ah oo looga hadlayo siyaasada iyo dib udhiska Somalia.Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay xafiiska qaramada Midoobay u qaabilsan somalia e...

Wafdigii Jubaland oo lagu wado in maanta ay ka dhoofaan Addis Ababa 27 Aug 2013 | 11:36 am

Wafdigii Jubaland uga qeybgalay wadahadalada Addis Ababa yaa lagu soo warmayaa in boorsooyinkoodii xidhxidheen kadib markii lagu guuldareystay in wax natiijo ah laga gaadho wadahadaladii u dhaxeeyay D...

Shirkii Addis Ababa oo fashil qarka usaaran iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Addis Ababa ka dhoofaya 27 Aug 2013 | 03:08 am

Wararkii ugu dambeeyey ee  wadahadalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in wadahadaladii ay burbur qarka usaaran yihiin kadib markii ergooyinkii labada dhinac ay ku heshiin waayeen qodob la xidhiidha  maam...

Shirkii Addis Ababa oo aan wali lagu heshiinin iyo ergadii oo kala fadhida 26 Aug 2013 | 02:29 pm

Wararkii ugu dambeeyey ee saka naga soo gaadha ilo xog ogaal ah ayaa noo xaqiijiyay in wadahadaladii Addis Ababa wali cakiran yihiin ergadii labada dhinac ay xalay heshiin waayeen saakana ay kala fadh...

Maqaal: Maxaa ka jira in muftigii hore ee dalka masar DR, ali juma uu u fatwooday milatariga masar in ay waajib tahay in la daadiyo dhiiga xarakada ik... 26 Aug 2013 | 03:39 am

Tan iyo markii uu dhacay xasuuqii ka dhanka ahaa xarakada ikhwaanul-muslimiin iyo taageerayaashooda kaas oo ka dhacay fagaaraha raabi’al adawiyah iyo al nahda iyo guud ahaan dalka masar ayaa waxaa jir...

Recently parsed news:

Recent searches: