Halgan - halgan.net - Halgan

Latest News:

Tow tow faylane tolka too lee ka weel. W/Q Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur 27 Aug 2013 | 07:26 pm

Waa oraah macne weyn ku qotonta, waana af soomaaliga maayga loo yaqaan, sababta ay ku baxdayna waxaa ay ahayd dhacdo yaab leh oo la soo gudbanaatey dagsiimo beeraleey ah oo aan soo uga fogeyn magaalad...

Ereyada Murtad iyo Munaafiq oo suuq ku dhex leh Al-shabaab 27 Aug 2013 | 07:21 pm

Baraawe:-Xubnaha  xarakada Al-Shabaab, ayaa waxaa   ka dhex bilaabatay inay isku yiraahdaan  ereyada “Murtad iyo Munaafiq Ilo xogo gaal ah oo ku sugan magaalooyinka Baraawe, Qoryooley, Jilib iyo Buulo...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso] 27 Aug 2013 | 06:22 pm

Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo shalay soo gaaray degmada Taleex oo ah magaalo taariikhi ah  ayaa waxaa yy waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir isagoo ka w...

Madaxweynaha DFS oo magacaabay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.[War-saxaafadeed] 27 Aug 2013 | 04:14 pm

Muqdisho, 27 August 2013  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo...

Abaanduulaha Ciidanka DFS oo gaaray Degmada Dhuusa-mareeb.[Masawiro] 27 Aug 2013 | 01:04 am

Wafdi ballaaran oo ka socday DFS uu hogaaminayay Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C/risaaq Khaliif Cilmi islamarkaana shalay booqasho ku yimid Degmada Guriceel ayaa maanta soo ga...

Maxaa lagu galay Ganacsade Xuseen Goley[sabab dadka ka qarsoon] ? 27 Aug 2013 | 12:24 am

Dhawaan waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya qarax lagula eegtay ganacsade Xuseen Golay kaasoo la rabay in lagu khaarijiyo laakiin allaah waa ka badbaadiyey inkastoo dhaawac ka soo g...

Baarlamaanka DFS Oo la Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Kalfadhigiisa 3aad 26 Aug 2013 | 10:46 pm

Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka.Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaa...

Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka oo Masaajidkii 20aad Furay.[Masawiro] 26 Aug 2013 | 07:41 pm

Louisville:-Ilaahay fadligii waxaa maalintii jimcaha oo taariikhdu ku beegnayd 08/23/13,Golaha iimaamyada ee W/Maraykanka u hergalay inuu furo masjid Bilaal ee magaalada Louisville ee gobalka Kentucky...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray magaalada Taleex 26 Aug 2013 | 06:05 pm

Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Gen. Cabdisamad Cali  oo hogaaminaya wafti  balaaran oo iskugu jira Waxgarad, Xildhibaano ,Saraakiil Ciidan ayaa gaaray magaalada Taariikhiga ah ee T...

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo u dhoofay Nairobi. 26 Aug 2013 | 05:45 pm

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxana socdaalkiisa ku wehelinayay wasiirka arrimaha gudaha Gen.Claahi...

Recently parsed news:

Recent searches: