Heegantv - heegantv.com

General Information:

Latest News:

Soomaali badda laga bad-baadiyay oo la geeyay Malta.+sawiro 30 May 2012 | 11:47 am

Ciidamada jasiiradda Malta “Armed Forces of Malta (AFM)” ayaa shalay badda ka soo bad-baadiyay 87-ruux oo soomaali u badan kuwaas oo qaab tahriib ku soo galayay Yurub. Markii berriga la keenay dadkan...

Nin doonaayay in uu qaraxyo ka fulliyo Suuqa Bakaaraha oo ay toogteen Ciidamadda Dowladda 30 May 2012 | 12:35 am

Nin doonaayay in uu qaraxyo ka fulliyo Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa toogtay Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana meydkiisa lagu soo bandhigay gudaha Suuqa Bakaaraha. Ciidama...

Madaxweyne Shariif Oo Maanta Tagay Deegaanada Gobalka Shabeelaha Hoose oo ay la Wareegeen Ciidamada Dowlada 30 May 2012 | 12:30 am

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa maanta tagay deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose oo ay dhowaan la wareegeen ciidamad...

Yaman oo iibineyso Markabka soomaaliya ee ku xiran Xeebta dalka Yaman 30 May 2012 | 12:12 am

Xukuumada Yaman ayaa digniin ugu danbeyn ah sii say xukuumada soomaaliya taasoo ku aadan in xukuumada soomaaliya ay muddo Todobaad ah ay ku bixiso lacagaha deenta ah ee lagu leeyahay Markabka Soomaali...

Dil ka Dhacay Mandheera iyo Bandow Lagu Soo Rogay 29 May 2012 | 11:56 pm

Magaalada Mandheere ee gobolka waqooyi Bari Kenya habeenimadii xalay waxaa ka dhaqan galay bandow ay kusoo rogeen Ciidamada amniga Kenya. Ciidamada ayaa sameeyey hawlgallo ay kusoo qab qabteen tiro d...

Abuu Mansuur oo boqollaal qof kula hadlay degmada Buur Hakaba ee gobolka Bay 29 May 2012 | 11:51 pm

Sheekh Abuu Mansuur oo ka hadlay xaaladaha uu marayo dalka isagoona ku baaqay in dadka mustadcafiinta la gargaaro. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa Boqolaal shacab ah kula hadlay fagaare ku y...

Booliska Denmark oo xiray Soomaali argagixisanimo looga shekiyey. 29 May 2012 | 11:47 pm

Booliska ayaa sheegay in raggan looga shekisan yahay argagixisanimada uu asalkoodu Soomaali yahay islamarkaana ay dalka Denmark ku noolaayeen muddo 16-sano ah. Laamaha ammaanka ee dalka Denmark ayaa ...

Silsiladaha 20 sanaleeyda ah ee Soomaaliya sidkoodii Istanbul maku dhamaysan doonaan.?? (Qalinkii Maxamed Xaaji)‏ 29 May 2012 | 08:10 am

Nin baa la yiri beri reer ka waashay markaasaa la yiri ‘’Tahliil halloo tufo’’ markaasaa mid kale oo qaraabada ka tirsani soo booday isagoo leh ‘’Halloo tufo ma xumee ma cabayaa horta?’’. Maanta laba...

‘Al-Shabaab heeft terreurcel in Nederland’ 29 May 2012 | 07:54 am

AMSTERDAM – In Nederland verblijven Somaliërs die terreuracties voorbereiden. Dat beweert althans een overgelopen commandant van de Somalische terreurbeweging Al-Shabaab. Dat meldt het radioprogramma...

Jaaliyadaha Ximan iyo xeeb ee London iyo Holland, South Africa Oo Tacsi Diraanyo Leh Diraya. 29 May 2012 | 05:24 am

Tacsi : London Milkiilaha Heegantv Ahmed Abdi Farah Abdi Farah Jaamac iyo dhamaan Ilmah reer Abdi dheer dhamaatoond meel walba ay joogaan Agaasimaha kooxda Sunday Football Team Abdikarim Mohamed G...

Recently parsed news:

Recent searches: