Horufadhi - horufadhi.com

General Information:

Latest News:

SSDF iyo SNM oo Booto beena iyo Hoodoodeyn haweada isku marinaya{Daawo+Dhagayso}. 27 Aug 2013 | 06:12 pm

Kooxaha labada maamul ee cadowga ah ee hareraha Khaatumo ka xiga, balse ay u shaqeeyaan Dabadhilifyadu ayaa hawada isku marinaya hadal hantaatac ah, kuwaasoo ujeedkooda hoosa yahay inay deeganada KHaa...

Dhagayso_Kooxda Daamu jadiid oo markeey fashilantay Shirweyne beenaad ku baaqay. 27 Aug 2013 | 06:04 pm

Kooxda dalka taladiisa Afduubtay ee Daamu Jadiid/Daamul qabiil ayaa wada qorshe cusub ka dib faashilka siyaasadeed ee ka soo wajahay guud ahaan dalka Soomaaliya iyo caalamka oo hada ka sii jeestay, ko...

Dhagayso War Culus:Afhayeenka Beelaha Hawiye oo Dalbaday in Si Deg Deg Ah Xilka Looga Qaado Xasan Culusow”Sababta?” 27 Aug 2013 | 05:29 pm

Malaaq Cali Malaaq Showri Coloow oo sheegta in uu yahay Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye ee Beelaha Hawiye ayaa Saxaafadda Magaalada Muqdisho u sheegay in ay ceeb weyn ku tahay……. HALKAN RIIX DHAGAYSO

Shirkii Addis Ababa oo fashil qarka usaaran iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Addis Ababa ka dhoofaya 27 Aug 2013 | 04:28 pm

Wararkii ugu dambeeyey ee  wadahadalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in wadahadaladii ay burbur qarka usaaran yihiin kadib markii ergooyinkii labada dhinac ay ku heshiin waayeen qodob la xidhiidha  maam...

Dhagayso Siyaasad Xumada ina Cali Shire oo Banaanka Timi & Maamulka Siilaanyo oo u Hanjabay… 27 Aug 2013 | 02:05 pm

Maalintii Shalay Ayaa Waxaa Soo Gaadhay Magaalada Taleex Xubno uu Hogaaminayo Cabdi samad Cali Shire oo Madaxwayne ku xigeen Ugu Magaaban Maamulka Puntland oo Dhibaato Xoogan Ku Haya Deeganada Khaatum...

DHAGAYSO: Xarakada Al-shabaab oo sheegtay in Dowlada Xasan Sheekh ay ku fashilantay wixii rajeynayeen 27 Aug 2013 | 01:58 pm

Afhayeenka Al shabaab Cali Maxamuud Raage oo la hadlay warbaahinta afka Al shabaab ayuu ka hadlay mudada sanadka ah ee Dawlada Xasan Shiikh hogaamiyo iyo waxyaabaha ay qabatay. Waxa uu sheegay in muda...

TOP NEWS:Prof Jawaari oo beenniyay haddal kasoo yeeray C/raxmaan Faroole(Dhagayso). 27 Aug 2013 | 01:51 pm

Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari ayaa lagu beeniyay in wax laga bedelay Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya,xilli maamulka Puntland uu ka dhawaajiy...

Jaamacada Nugaal oo Shahaadooyin gudoonsiisay Arday Koorsooyin Muhiim ah qaatay{VIDEO}. 27 Aug 2013 | 03:48 am

Jaamacada Nugaal ayaa waxaa ay dardargelin ka wadaa Laascaanood, waxaa halkaas lagu gudoonsiiyey shahaadooyin arday la baray hab qoraal loo gudbiyo maduucyada cosiga gargaarka iyo hab qoraaleedka lool...

Deeqdii Turkey oo Taleex gaadhay iyo bilowga deeqaha tooska ah ee Khatumo State,{VIDEO}. 27 Aug 2013 | 03:42 am

Deeganada Khaatumo 23 sano kadib waxaa gaadhya deeq ay maamulayaan maamulka Khaatumo State, waxaana haatan deegaanka gaadhay kumanyaal jawaan oo deeq ka timid dawladda Turkey, deeqdan waxaa soo waadir...

Caawa & Radiokhaatumo…’ Wararkii u danbeeyey ee Taleex,Faroole oo hanjabay sheegayna inuu qabsanayo markale PL, Dawladda Muqdisho Liiq liiqanaysa+Tebb... 27 Aug 2013 | 03:20 am

HALKAN KA DHAGAYSO BAAHIN DHAMASYTIRAN………………… Waa Baahintii iyo Isku dubaridkii Fatima A-Rizaak….………….…… Studioga dhexe ee Buuhoodle iyo Nairobi oo isku xidhan……….. Hadaad joogto USA & CANADA fadlan k...

Related Keywords:

kuwo, widhwidh, somali memo, hurufadhi, horufadhi online, waa ma joogta, waan ma joogta, hungada, shirdegdeg, hirdiga

Recently parsed news:

Recent searches: