Iiroon - iiroon.com

General Information:

Latest News:

London Olympic 2012 oo lasoo geba gabeeyay, yaa ugu horeeya biladaha? (Sawirro+Taariikh) 14 Aug 2012 | 01:48 am

Waxaa xalay lasoo geba gabeeyay ciyaaraha Olympic ga oo lagu qabtay magaalada London dalka ingiriiska. Ciyaaraha Olympic ga ayaa afartii sano mar lagu qabtaa mid kamid ah wadamada caalamka, magaalada ...

Helecopterskii la waayey Ugandha oo la shaciyey in ay ku burbureen Moult Kenya 13 Aug 2012 | 08:03 pm

Buuraha dhaadheer ee dalka Kenya waxaa ku burburey labba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah kuwaasi oo ay lahayd Dowlada wadanka Ugandha, xili ay ku sii jeedeen dalka Soomaaliya.

Shiekh Hudeyfa " Caruurtii laga xansuuqey Kismaanyo waxaan ugu aargudi doonaa Nairobi" 13 Aug 2012 | 08:00 pm

Kooxda Al-shabaab ayaa markii ugu horeysey waxaa ay ka hadashey duqeyntii ba,neyd ee habeen hore ka dhacdey Magaalada Kismaanyo ee xaruunta Jubbada Hoose, taasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ge...

Puntland oo ka hadashey weerar culus oo shalayto Burcad badeed ku qaadeen xabsiga Galkacayo. 13 Aug 2012 | 07:50 pm

Magaalada Galkacayo ee xaruunta Gobolka Mudug waxaa ka socda howgalo Amaanka lagu adkeynayo xili shalayto weerar lagu qaadey xabsiga dhexe ee Magaaladaasi Galkacayo.

Mandheera oo lagu nin Banaadiri ah oo caan ka ahaa deegaankaasi 13 Aug 2012 | 07:47 pm

Magaalada Mandheera ee ku taala Gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya waxaa maanta lagu diley nin caan ka ahaa deegaankaasi oo u dhashey Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Banaadir.

Odayaasha soo xulaya Baarlamanka Cusub oo beeniyey eedeymo loo jeediyey. 13 Aug 2012 | 12:22 pm

Suldaan Ibraahim Suldaan Cusmaan Dheeg oo ka mid ah waxgarad kusugan magaalada Muqdisho ee soo xulaya xubnaha Baarlamaanka cusub ee imaan doona ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay howlaha soo xulista b...

Alshabaab oo xalay weeraro ku qaaday fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin ciidamada dowladda KMG iyo k 13 Aug 2012 | 12:08 pm

Dagaalyahanada Xarakada alshabaab ayaa habeenkii xalay ahaa weeraro qorsheysan ku qaaday Saldhigyo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM iyadoo in muddo ah dagaalka...

Faahfaahin Baadarigii Kaniisadda Mandheera oo xalay qarax lagu dilay. 13 Aug 2012 | 11:52 am

Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay qarax ka dhacay goob ay ku sugnaayeen dad Kirishtaan ah, iyadoo warar soo baxay ay sheegayaan in khasaare dhimasho iyo dha...

Mo Farah oo orodka 5000 mitir kaqaaday Ethiopia iyo Kenya (war culus + sawirro) 12 Aug 2012 | 07:50 pm

Mo Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Somalia balse haysta dhalasho British ah ayaa mar labaad kuguulaystay tartanka orodka 5000 mitir. Farah oo maalmo kahor kuguulaystay bilada dahabka orodka 10,000 aya...

Sunil Shetty/Balwaan: oo 51 jirsaday, sheegayna in uu dareemayo inuu kayar yahay sidii hore da’diisa 12 Aug 2012 | 12:44 am

Xidiga filimada Bollywood ka Sunil Shetty oo dhashay sanadkii 1961 kii ayaa da’diisu waxay noqonaysaa august 11, 2012 oo ah maanta 51 sano. Actarkaan ayaa wuxuu filmka bilaabay sanadkii 1992 kii, film...

Recently parsed news:

Recent searches: