Kaafinews - kaafinews.com - Kaafi News

Latest News:

Ogaysiis 18 Jun 2012 | 06:15 pm

Dhamman macaamiisha sharafta mudan ee akhrisan jirtay webkan waxan ogaysiinayna in laga bilaabo manta webkan aanu xidhnay, iyadoo weliba aanu idin leenahay naga raalli ahaada. Webkan Ururki Kaafi aya...

Maahmaahyo: Xarfaha “O & Q” 18 Jun 2012 | 01:15 pm

711. ood is qabsatay maroodina way qarisaa. 712. ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. 713. Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn 714. Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa ( woqooyi) 715. oodo d...

Maahmaahyo: Xarfaha “O & Q” 18 Jun 2012 | 01:15 pm

711. ood is qabsatay maroodina way qarisaa. 712. ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. 713. Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn 714. Oodi siday u kala sarreeysaa loo kala guraa ( woqooyi) 715. oo...

Wallee Ama La I Dooray, Ama Daadku Wax Qaad. 18 Jun 2012 | 05:01 am

Wallee Ama La I Dooray, Ama Daadku Wax Qaad. Weedhan seben hore ayay soo baxday iyadoo u dhignayd Walle ama la I dooray ama daadku I qaad, halka manta muuqaalkani yahay daadku Wax Qaad. Jiilki hore ee...

Wararka Xaalada Colaadeed Ee Ka Bilaabatay Saaka Degaanka Khaatumo 16 Jun 2012 | 12:41 pm

Tukaraq: Wararka aan ka helay aya sheegaya in saaka xilli aan qorraxdu soo bixin lix aag weerar lagaga dhuftay ciidamada Khaatumo state, ayna u jilib dhigeen, iskana difaaceen, haseyeeshe Lagu go’aan...

General Cabdilaahi Saciid Samatar Oo Qeexaya Fadeexadaha Maamulka Faroole 16 Jun 2012 | 09:08 am

Generalka oo hore u ahaan jiray wasiirka Amniga ee maamulka Puntland aya qeexaya fekerkiisa uu ka qabo Maamulka Faroole Riix halkan Views :14877

Gabay : Banjar 16 Jun 2012 | 05:37 am

Salaan ka dib, iga guddooma Gabaygan Magaciisa la yidhaahdo Banjar bu idin leeyahay Abwaan Hurre Dabayl. Abwaanku wuxu gabaygan tirshay sanad ka hor. Ujeedka gabayga wuxu ku sheegay inu yaab darti boh...

Doodda baarlamaanka 1960-69 iyo kan Maanta. 16 Jun 2012 | 05:17 am

London: Dood BBCda u qabtay sida Barlamaanka Soomaaliya u shaqayn jirey 1960-69 iyo kan maanta. Mase lagu dagaalami jirey golaha Barlamaanka? Maxay ku kula duwanyihiin barlamaankii hore iyo kan maant...

Xaalada Tukaraq Iyo Laba Col Oo Hammigoodu Yahay Hareerayn Ciidamada Khaatumo State 16 Jun 2012 | 01:25 am

Tukaraq: Wararka ka imanaya aagga degaanka ciidamada Khaatumo State ku suganyihiin oo la sheegay xog sugan oo ah in labada maamul ee Hargaysa iyo Garoowe laba ciidan uugu diyaar yihiin weerar Caddaada...

Haweenka Khaatumo State Oo Farriin U Diraya Reer Mohamed Harti (Majeerteen) 16 Jun 2012 | 01:17 am

Tukaraq: Haweenka Dhulbahante oo fariin culus u diraya qabiilka Majeerteen, iyagoo ka xun colka laga soo umayo Garoowe ee ku wajahan Khaatumo iyadoo lagu sugan yahay xaalad cadowgi dalka PL u dhiibtay...

Recently parsed news:

Recent searches: