Khaatumo - khaatumo.com - Khaatumo.com

Latest News:

War Culus- Qalabka loo geeyay Radio Hargeysa, Oo Laga Qafeeyay Radio Muqdisho + Xogo kale 26 Oct 2012 | 08:14 pm

Warar Rasmiya oo Aanu Helayno ayaa Sheegaya dawlada china ay ugu deeqday radiomuqdisho codka jamhuuriyada somalia qalab casri ah oo radio fm masaafo aad u dheer laga dhagaysan karo iyo qalab ay ugu ta...

Barnaamikii “Dhambaal Culus” Qodobo Xiiso leh Maanta kaga Bogo (Maqal) 26 Oct 2012 | 08:09 pm

Ssc Radio- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamijka Dhambaal Culus oo qayb ka ah Barnaamijta Kabaxda Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka Khaatumo State. Barnaamijka Dhambaal Culus oo Ah Mid Aa...

(SSC Radio) Baroor Diiqda Wariye Axmed Saakin iyo Dhaleecaynta Jabhadda SNM ((Dhegayso)) 26 Oct 2012 | 07:16 pm

Waa Barnaamij Dheer oo soconaya Hal saac oo Qurbo Joogta Khaatumo State Of Soomaaliya Ay Tacsi Baroordiiq ah ugu Dirayaan Gaariddii Naxdinta lahayd ee ku timid Wariye Axmed Saakin oo Dablay Hubaysan a...

Mujaahid Deeq lasoo Gaadhsiiyey (Video) 26 Oct 2012 | 07:13 pm

Mujaahid Xasan Jaamac oo ahaa dhaawacyadii naafadu ka soo gaadhey dagaalkii sool-joogto kana mid ahaa dhaawicii maxaabiista loo qaatey oo lug lagu gooyay hargaysa ayaa ururka Gargaar oo ah ka dhisan w...

“Axmed” Geeri daadii Qalbigu ila Guhaadowye, (Gabay Qiiro Leh) 24 Oct 2012 | 04:20 pm

Khaatumo.com- Waxaana Halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay Qiiro xambaarsan oo la tiriyey kadib Dilkii Arxandarada ahaa ee loo gaystay Weriye Axmed Saakin Faarax oo Maanta lagu aasay Magaalada laascan...

Deg Deg- Gaari ay Saarnaayeen Dad Badan oo Shacab ah oo goordhaw Madfac ku habsaday 24 Oct 2012 | 04:17 pm

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Leego oo kuyaala Xadka Gobolada Bay iyo Sh/Hoose ayaa sheegaya in goordhaw Madfac habow ah uu ku habsaday gaari Caasi ah oo siday dad badan oo wadadaasi kusocdaalaya...

Wariye Axmed Oo Lagu Aasay Laascanood 24 Oct 2012 | 04:12 pm

Waxaa Magaaladda Laascanood lagu aasay Alaha u Naxariistee Marxuum Wariye Axmed Faarax Sikiin oo ahaa wakiilka TV Universal ee Magaalada Laascaanood ee gobbolka Sool. Alle Ha u naxariistee Marxuumka a...

Dugsi Galay Buugga Dhacdooyinka Cajiibka ah ee Adduunka 24 Oct 2012 | 04:10 pm

Dugsi ku yaal dalka Hindiya ayaa galay buugga lagu qoro dhacdooyinka cajiibka ah ee adduunka (Guiness World Record), kadib markii lala yaabay baaxadda uu ku fadhiyo iyo tirada ardayda wax ka barta oo ...

Kulankii Ugu Horeeyey oo Ka Dhaca Xafiiskiisa Raysal Wasaraha Daawo (Sawiro) 23 Oct 2012 | 12:38 pm

Khaatumo Online- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna Ra’iisul wasaaruhu la tash...

Cajiib Xaglotoosiye oo ku Qancay In Lagu Daro Jabhadii SNM (Daawo) 23 Oct 2012 | 12:32 pm

Hogaamiyahii Hore Ee Maamulkii SSC xaglotoosiye Ayaa Sirasmi ah Ula wareegey Xilkii Been Abuurka ahaa Ee Siilaanyo U Soo Magacabay. Goobta Uu Xilka Kula Wareegayey Oo Ka Muqdeen Dhow Horgale Oo Maamul...

Recently parsed news:

Recent searches: