Laacib - laacib.net - Laacib.net

Latest News:

Xulka England Ee Ciyaaraha Isreebreebka Koobka Adduunka Oo Lagu Dhawaaqay. 27 Aug 2013 | 08:05 pm

Tababaraha xulka England Roy Hodgson ayaa u soo yeeray Ross Barkley iyo Andros Towsend markii ugu horeysay ka hor kulamada isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la ciyaarayaan Moldova iyo Ukraine. Barkle...

RASMI: Sergio Busquets Oo Heshiis Cusub Saxiixay. 27 Aug 2013 | 07:14 pm

Sergio Busquets ayaa saxiixay heshiis cusub oo uu kooxda Catalans ku sii joogayo ilaa June 2018. Iyadoo uu wehliyay wakiilkiisa Josep Maria Orobitg, xiddiga reer Spain ayaa qalinka ku duugay heshiiska...

Samuel Eto’o Oo Laga Yaabo Inuu Ku Biiro Chelsea Ama Inter Milan. 27 Aug 2013 | 06:54 pm

Mustaqbalka Samuel Eto’o ayaa ah mid aan la hubin, iyadoo ay soo baxayaan warar isdiidan oo ku saabsan inuu ku biirayo midkood Chelsea ama Inter. Sky Sport Italia ayaa sheeganeysa in xiddiga reer Came...

Sky Sports: Rooney Oo Diiday Inuu Qasbado In La Iibiyo. 27 Aug 2013 | 05:40 pm

Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaan gudbin doonin warqad uu ku codsanayo in la iibiso, sida ay ogaatay Sky Sports. Chelsea ayaa ku guuldareysatay labo dalab oo ay ka gudbisay Rooney, wa...

Patrice Evra: Chelsea Waxa Ay u Ciyaartay Barbaro. 27 Aug 2013 | 04:41 pm

Daafaca Manchester United defender Patrice Evra ayaa ku eedeeyay Chelsea inay barbaro u ciyaartay kulankii xalay ee goolal la’aanta ku dhamaatay ee Old Trafford. Labada kooxood ayaa dhibcaha kala qeyb...

Gareth Bale Oo Xanaaqay Islamarkaana Diiday Inuu Soo Xaadiro Tababarka Tottenham. 27 Aug 2013 | 03:32 pm

Heshiiska 99ka milyan euro ee uu Gareth Bale uga tagayo Tottenham ayaa u muuqda mid lagu sii dhawaanayo, iyadoo ciyaaryahanka garabka ka ciyaara uu maanta seegay tababarkii kooxda. Xiddiga reer Wales ...

Deschamps: Ribery Waa Uu U Qalmaa Abaalmarinta Ballon d’Or. 27 Aug 2013 | 03:15 pm

Tababaraha xulka France Didier Deschamps ayaa aaminsan in Franck Ribery inuu u qalmo inuu ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or ee sannadkan. 30 jirkaan ayaa qeyb libaax leh ka qaatay in Bayern Munich...

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda. 27 Aug 2013 | 02:05 pm

Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga a...

Jamie Carragher: Waqtigii Torres Ee Chelsea Waa Soo Dhamaaday. 27 Aug 2013 | 01:16 pm

Jamie Carragher ayaa sheegay in mustaqbalka Fernando Torres ee Chelsea inuu soo dhamaaday ka dib markii kursiga keydka la geliyay kulankii xalay ay u safreen Manchester United ee ku dhamaaday barbarah...

Man United Oo Beenisay Inay Dalab Ka Gudbisay Gareth Bale. 27 Aug 2013 | 12:52 pm

Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa beeniyay wararka soo jeedinaya inay tartan la galayaan Real Madrid oo ay dalab ka gudbiyeen xiddiga Tottenham Gareth Bale. Bale oo la filayo inuu u dhaqaa...

Recently parsed news:

Recent searches: