Ogadennet - ogadennet.com - Ogaden News Agency (ONA)

Latest News:

Magaalada Manchester oo lagu qabtay Sanad guuradi Aasaaski 29aad ee ONLF (Sawiro Filo) 27 Aug 2013 | 03:21 am

Jaaliyada Ogadeniya ee Machester ayaa qabatay xaflad aad u balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen dhamaanba qeybaha bulshada somalida Ogadeniya ee wadanka UK. Xafladan oo ku saabsaneyd aasaaskii sanadguura...

Tacadiyada Loogaysto Shacabka Somalida Ogadenia oo Siibadanaya 27 Aug 2013 | 01:19 am

Wararka nagasoogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aan kala joogsi lahayn oo loo gaysanayo dadka shacabka ah ee Somalida Ogadenia oo uu dulmiga kuhayo gumaysiga madow waxayna ukala dhacee...

Ogaden National Liberation Front (ONLF), Office of East Africa (OOEA) 27 Aug 2013 | 12:25 am

Ogaden National Liberation Front (ONLF) ONLF Office of East Africa (OOEA) August 25, 2013 Nairobi, Kenya OOEA1 Communiqué: The OOEA offers today of August 25, 2013 a communiqué that touches on th...

22 Dagaal oo Lagu Qaaday Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa Khasaare laxaad leh loogu Gaystay Ciidanka Wayaanaha 27 Aug 2013 | 12:05 am

Wararka naga soogadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo aad ubadan oo kor  udhaafaya 22 dagaal  oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu wiiqay  dagaaladii oogu dam...

CapeTown dabaal daga Sanad guurada 29aad oo lagu qabtay South Africa 26 Aug 2013 | 11:39 pm

Jaaliyada Ogadeniya ee South Africa oo u dabbaal dagtay sanad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Jabhadda wadaniga xoreynta Ogadeniya. Waxaa  Xalay lagu  qabtay magaalada Cape Town ee Xarun...

Jaaliyada Denmark oo Kulantay 26 Aug 2013 | 04:42 am

Waxaa maanta lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir heer sare ah  ooy sooqaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenia ee kudhaqan wadanka Denmark. Shirkan ooy kasoo qaybgaleen Hawl-Wa...

Shirkii Sanadlaha ahaa ee Arimaha Geeska Africa oo Shalay Magaalada Lund ee Wadanka Sweden Lagu soogabagabeeyay 26 Aug 2013 | 04:15 am

Shir sanadle ah oo laguqabto magaalada Lund ee wadanka Sweden ayaa,shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Lund. shirkan ayaa,  lagaga hadlayay arimaha Geeska Afrika, ee murugsan gaar ahaan Khayraadka...

Xuskii Sanad Guurada JWXO oo Nairobi Siwanagsan Looga Xusay 26 Aug 2013 | 03:24 am

Waxaa Magaalada Nairobi manta lagu dhigay xuskii sanad guurada JWXO kaasoo ay kasoo qayb galeen boqolaaldadwaynaha  kunool caasimada waddanka  Kenya ee Nairobi waxaa shirka goob joog ka ahaa madax kas...

Jaaliyada Galbeedka Australia oo Shirtay 26 Aug 2013 | 02:51 am

 Maanta ooy taariikhdu tahay 25/8/2013 ayaa jaaliyda Galbeedka Australia waxay isugu yimaadeen shirkoodii billaha ahaa kaasoo lagaga wada hadlayay waxqabadka jaaliyda bishii lasoo dhaafay, sidookale w...

Related Keywords:

ogaden, ogaden on line, newsagency aan, barnaamijka ilays, بخاصيه الاجاس, in loo of, la socodsiin, fadeexadii soomaalida, somaalida minnesota oo taageeray halgan, رابطة نجع سعيد

Recently parsed news:

Recent searches: