Radiomuqdisho - radiomuqdisho.net - Radio Muqdisho

Latest News:

Kulan Lagu Dalbanayay in Xayiraada Laga Qaado Ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo Muqdisho lagu qabtay 27 Aug 2013 | 07:16 pm

Kulanka oo ay ka soo qeyb galeyn dhamaan qeybaha kala duwan ee ururada haweenka oo ay ugu horeeyaan kuwa qaranka ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho kaasi oo lagu taageerayay go,aankii golaha was...

Kooxda dekadaha oo isu diyaarineysa Horyaalka dalkeena oo bisha Soo soco furmaya “Sawirro” 27 Aug 2013 | 07:08 pm

Kooxda kubadda cagta ee Dekadaha ee heerka koowaad ayaa garoonka Koonis stadium ku qaadaneyso tababar ay isugu diyaarineyso horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta ee dalkeena oo bisha soo socoto ka...

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 27 Aug 2013 | 06:24 pm

WAR DUHUR 27.08.2013

Abaal marin la Gudoonsiiyay Kooxdii ku guuleysatay Tartan K/Cagta ah oo Xamar Jajab lagu Qabtay 27 Aug 2013 | 06:01 pm

Munaasabad balaaran oo ay ka qeyb galeyn  Mas’uulyiin ka tirsan maamulka gobalka Banaadir, Haween,  dhalinyaro, maamulka degmada  Xamar jajab, iyo marti sharf kale ayaa lagu qabtay degmada Xamar jajab...

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Ugandha oo ku sii Qul Qulaya Xerada Nikivali 27 Aug 2013 | 05:30 pm

Qoysaska qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha ayaa ku sii qul qulaya xerada Nikifaali oo ah xero  ay ku nool yihiin in ka badan 13 kun ruux  oo Soomaali ah halkaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Maanta la Kulantay Dhigeeda Dalka Shiinaha,Soona Gabagabeysay Booqashadii ay ku Joogtay China 27 Aug 2013 | 04:43 pm

Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso oo maalmahan booqas...

Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada oo soo Saaray Natiijada Ardaydii Gashay Imtixaanka Deeqaha Waxbarasho 27 Aug 2013 | 03:21 pm

Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Agaasinkeeda Waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare waxa uu soo saaray Natiijada Ardaydii Gashay Imtixaanka Deeqaha Waxbarashada oo loogu tartamaaye Dalalka Suud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed:-War-saxaafadeed+Sawirro 27 Aug 2013 | 02:57 pm

Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ...

“Ma jirto cid wax ka bedeshay Dastuurka Qaranka”…WARSAXAAFADEED 27 Aug 2013 | 04:35 am

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ku saabsan Dastuurka KMGka ah oo ku qoran luqadaha Somali, Ar...

DAAWO SAWIRRADA:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Kulan La Qaadatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan China,Booqateyna Gobollo Dalkaasi Ka Mid Ah 27 Aug 2013 | 04:02 am

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ra’isulwasaare ku xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo kulammo la qaatay...

Recently parsed news:

Recent searches: