Raxanreeb - raxanreeb.com - RBC Radio

Latest News:

Xerro ay daganaayen barakacayaal oo ku basbeeshey dab kakacay iyo maamulka degmada Gaalkacyo oo halkaa garey[Sawirro] 27 Aug 2013 | 06:24 pm

Kamka oo uu dab baa bi’iyey Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa guud ahanba basbeeley aqaladii ka sameysana cooshadaha ee ku yaaley mid ka mid ah Xerro  ay ku noolaayen  dadka barakacayaasha ah ee ku nool maga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Gole Cusub oo Loo Bixiyey “Golaha Amaanka Qaranka” 27 Aug 2013 | 05:37 pm

Muqdisho (RBC) Sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dawlada federaalka Soomaaliya, wuxuu madaxweynuhu maanta magacaabay golaha amaanka qaranka oo lagu bedelay “guddiga ...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay iney xil weyn iska saarayso dhowrista Xuquuqda Aadanaha 27 Aug 2013 | 05:37 pm

Muqdisho{RBC Radio} Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney diyaarisay qorshe ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dalka Soomaaliya R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliy...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo Beledweyne ka sameeyey hawlgal dad lagu soo qabqabtay 27 Aug 2013 | 05:35 pm

Beledweyn{RBC Radio} Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jabuuti ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hi...

DEG DEG:Wada-hadalladii usocdey dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Jubbaland oo natiijo la’aan ku soo dhamaadey & iyo ergadii labada dhinac oo ka soo ... 27 Aug 2013 | 05:33 pm

Wada-hadalladii DFS iyo Jubbaland oo lugu soo kala kacay Addis Ababa[RBC Radio]Warar soo gaarey goor dhaweed Raxanreeb.com ayaa sheegaya in ergadii ugu qeyb galeysey wada-hadallada dowladda faderaalk...

Kulan looga hadlayo nabadda iyo wacyi-galinta oo Gaalkacyo Hay’adda Horn of African Center for Peace ugu qabatay Culimada diinta G.Mudug[Sawirro] 27 Aug 2013 | 05:02 pm

ka qeyb galayaasha kulanka Gaalkacyo[RBC Radio]Magaaladda Gaalkacyo waxaa ka dhacay kulan weyne ay hay’adda maxaligaa ee Horn of African Center for Peace oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan ...

SOMALIA: Speaker Jawari says nothing has been amended from the federal constitution of Somalia 27 Aug 2013 | 02:30 pm

Mogadishu (RBC) The Speaker of Somalia Federal Parliament Mohamed Osman Jawari has said there was nothing amended from the country’s provisional federal constitution. A statement issued by the Speake...

SOMALIA: U.S to re-open its embassy in Mogadishu 27 Aug 2013 | 12:33 pm

Mogadishu (RBC) The United States of America is willing to re-open is embassy in Mogadishu and resume diplomatic mission in the war-torn county after more than two decades of absence, RBC Radio report...

SOMALIA: Al Shabab seizes Qura Jomo town after government forces vacated 27 Aug 2013 | 12:17 pm

Mogadishu (RBC) Reports from Somalia’s Bakool region say that Al Shabab militants on Monday seized Qura Jomo town on the Somali Ethiopian border after the government forces vacated the town early on M...

Maamulka gobolka Bakool oo alshabaab ku eedeeyey iney xasuuq ka geysteen deegaanka Qurac-joome 27 Aug 2013 | 11:02 am

Bakool{RBC Radio} Maamulka gobolka Bakool ayaa alshabaab ku eedeeyey iney xasuuq ka geysteen deegaanka Qurac-joome oo ay la wareegeen gacan ku hayntiisa,gudoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Ba...

Related Keywords:

Ethiopia, somaliland, raxanreeb, saracen international, rbc radio raxanreeb, rbc mana, rbc radio ahn, somali barlement speaker, mahiga somalia, abdirahman mohamed

Recently parsed news:

Recent searches: