Sanaagmedia - sanaagmedia.com - Baligubadle Media

Latest News:

Madaxweyne Shariif iyo Gen Dhegabadan oo shacabka Afgooye u sheegay in amaankooda la sugi doono iyo Ciidamada DKMG oo uga Jawaabay Dhicii ugu Balaarna... 1 Aug 2012 | 09:03 pm

Shalay ayuu madaxweyne Shariif booqasho ku tagay magaalada Afgooye, madaxweynaha ayaa kula kulmay magaalada Afgooye Gudoomiyaha Degmadda Afgooye, Maamulka Gobolka Sh/hoose, iyo Taliyayaasha Ciidamada ...

Dastuurka oo la ansixiyey Shariif Ahmed Shariif Hassan iyo Cabdiweil oo looga yeeray Nairobi 1 Aug 2012 | 09:00 pm

Maanta oo Taariikhdi tahay 1-da Bisha August 2012 ayaa Dastuurkii qabyo qoraalka si rasmi ah ay u ansixiyeen ergadii ka koobneyd 825-ka xubnood oo ka koobneed beelaha Soomaaliyeed ee 5-ta ah, ansixint...

Xubnihii Xulitaanka Barlamaanka Khaatumo Lagana Filayo In Logudbiyo Xubnaha Barlamaanka Soomaaliya U Matali Doona Khaatumo State 1 Aug 2012 | 02:56 am

Waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Khaatumo C/bdinuur Cilmi Qaaji (Biindh...

Barnaamij gaar ah 25 Jul 2012 | 01:56 am

OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS 20 Jul 2012 | 08:26 pm

WAXAAN UMADDA SOOMAALIYEED EE JACEYL WARARKA SOOMAALIYA GAAR AHAAN GOBALADA SSC AMA KHAATUMO STATE OF SOMALIA, INAAD WEBKAN SANAAGMEDIA.COM LOO BADLAYO KHAATUMO24.COM BISHA SEPTEMBER MARKA HALKAAS AY ...

Iskuul Loogu Talagalay In Lagu Barto Cilmiga IyoTechnoligiyada Oo Laga Furay Muqdisho 18 Jul 2012 | 08:48 pm

Iskuul loogu talagalay in lagu barto Cilimga iyo Technologiyada ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho iyadoo  furitaanka Iskuulkaasi ay ka qeyb galeen Ganacsato iyo bahda waxbarashada. Munaasabad...

Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo U Diyaar Garoowga Bisha Ramadaan 18 Jul 2012 | 08:48 pm

Isbadal xagga ganacsiga ah ayaa laga dareemayaan suuqyada magaalada Muqdisho iyadoo loogu gudo jiro u diyaar garoowga curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo fooda inagu soo hayso. Waxaa dhaq dhaqa...

Tvga Universal Oo Caadaystay Hagardaamada Maamulka Khaatumo & Horgale Uga Warama Laacaanood Oo Warbixn Khaldan Udiray 8 Jul 2012 | 10:56 pm

yadoo xalay Laga Baahiyey Tv ga Universal oo Ku Caanbaxay waadayadan danbaba dhibaatada iyo hagardaamada oo ladaba joogo Maamulka Khaatumo & Dhamaan jiritaanka shacabwayanaha deeganada Sool Sanaag iyo...

Ma Runbaa in Diinta Kirishtaanka lagu dari doono Dastuurka Cusub? 8 Jul 2012 | 10:50 pm

Kadib Codsi ka yimid Dowladda Talyaaniga ayaa Shirkii Rooma ka dhacay looga wada hadlay, la iskunah fahmay in Dastuurka Qabyo-Qoraalka lagu daro Diinta Kirishtaanka Arintaan oo ay codsatay dowladda T...

Recently parsed news:

Recent searches: