Saraarmedia - saraarmedia.com - Saraar Media

Latest News:

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay Aas-aaska Golaha Amniga Qaranka Somalia 27 Aug 2013 | 09:06 pm

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aannada golaha amniga Q...

Collective efforts essential for progress as Somalia faces critical moment – UN envoy 27 Aug 2013 | 08:51 pm

source; un news   The top United Nations envoy in Somalia today stressed that collective and coordinated efforts from the Government as well as regional and international organizations are needed to a...

Guddoomiyaha UCID Oo Camaareeyay Socdaalka M/Ku xigeenka Puntland Ku tagay Taleex 27 Aug 2013 | 08:46 pm

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa daan-daansi iyo faro gelin qaawan ku tilmaamay madaxweyne Ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya C/Samad Ca...

Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia oo ku baaqay in laga shaqeeyo sidii Somalia u Dhismilahayd 27 Aug 2013 | 08:42 pm

Sarkaalka ugu sareeya howlgalka UN-ka ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa beesha caalamka iyo kuwa ka jira gobolka ugu baaqay inay Soomaaliya ka caawiyaan sidii ay cagaheeda isugu taagi lahayd m...

Wasiirka wafaafinta Soomaaliya oo sheegey inay shirkaddii Somali Airline dib u howlgelinayaan 26 Aug 2013 | 07:05 pm

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo 22-sano ah, taasoo ku tegi doonta dalal...

BAAQ NABADEED: XISBIGA WADDANI LAANTIISA UK OO BAAQ NABADEED U DIRAYA BEELIHII XURGUFTU DHEX MARTAY 26 Aug 2013 | 06:15 pm

Dhamaan Hawl-wadeenada Xisbiga Waddani Laantiisa UK,  Xubnaha Xisbiga ee Laanta UK iyo Dhamaanba Taageerayaasha Xisbiga Waddani Laantiisa UK iyagoo aad uga tiiraanyaysan waxay baaq nabadeed u dirayaan...

MPS education board director, 1st Somali elected dies at 45 26 Aug 2013 | 06:09 pm

The Minneapolis Public School District is mourning the loss of an influential Somali business leader who made history as the first Somali American to hold public office in Minnesota and possibly the U...

XISBIGA WADDANI LAANTIISA UK OO LACAG UGU DEEQDAY DHISMAHA GAROONKA DIYAARADAHA BURCO. 26 Aug 2013 | 06:02 pm

Xisbiga Waddani wuxuu kaalinta ugu horeysa ee Axsaabta Siyaasadeed kaga jiraa ma ahan oo qudha dhinaca Hufnaanta Siyaasada iyo Haysashada Taageerada Shacabka Somaliland, balse waxuu xataa kaga horeeya...

Shirka dowladda Somalia & Maamulka Jubbaland uga socda Addis Ababa oo Gabo Gabo ku Dhow 26 Aug 2013 | 02:09 am

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shirka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga socda ergooyinka ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan...

Wasiirka Caafimaadka “Xaglatoosiye” oo Ka Hadlay khasaaraha ka dhasha Shilalka Gaadiidka 26 Aug 2013 | 01:52 am

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa kulan uu maanta ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay khasaaraha ka dhasha shilalka waddooyinka iyo saamay...

Related Keywords:

hadhwanaag, qorulugud, saraar, cali yasin gurbe iyo nuur bidaar, war in lash ka gar 2011, hctv live free somaliland, media.php on line 254, heesta calanyahow pic, heestii calanyahow pic, abdi mohamed ismael

Recently parsed news:

Recent searches: