Saylicipress - saylicipress.net - Lughaya.Com

Latest News:

Xoghayaha Gobolka Awdal Iyo Gudida Abaaraha Gobolka Awdal Oo U Xuubsiibtay Shaqaalaha Badhasaabka Borama 27 Aug 2013 | 07:51 pm

Borama LUGHAYA.COM- Xoghayaha Gobolka Awdal, oo ay weheliyaan xubno ka mid ah gudida Abaaraha ee gobolka Awdal ayaa maanta ganafka ku dhuftay war lagu baahiyay saxaafada Internetka, kuwaasi oo arimo m...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Sheegay Inuu U Taagan Yahay Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaas Xili Wax-qabadkiisa La Dhaliilsan Yahay 26 Aug 2013 | 09:23 pm

Garoowe(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka Puntland in ay usoo xulaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland dad aqoo...

Daawo Barnaamij Ka Waramaya Xaal Ka Dhabta ah ee Deegaanka Degmada Lughaya Iyo Gargara + VIDEO 26 Aug 2013 | 09:13 pm

Gargaara(LUGHAYA.COM)-Dhawaan ayaa wariye ka tirsan  Shabakada wararka ee LUGHAYA.COM– Waxa uu si layaable u soo dhexmaray deegaanada Gargaara Bari , Garbo dadar , Calixaydh , iyo me...

Madaxweynaha Somalia Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilada Maraynaka Iyo Midowga Yurub Ee U Qaabilsan Arimaha Somaliya+WARSAXAAFADEED 26 Aug 2013 | 08:50 pm

Muqdisho(LUGHAYA.COM)- Madaxweynaha somaliya oo maanta xafiiska ku qaabilay wafti Balaadhan oo kala socda Maraykanka iyo Midowga yurub ahna wakiilada u qaabilsan somaliya arimaha kaalmada,Kulankaa ka ...

Daawo Masuuliyiinta Dawlada Hoose Oo Qirtay In Cheque Uu Leeyahay Mulkiilaha Hutel Borama Uu Yaalo Xafiiska+VIDEO 26 Aug 2013 | 08:47 pm

Borama(LUGHAYA.COM)-Maalmihii u danbaysay waxa isa soo tarayey dhaliilo iyo cabashooyin ay dadwaynuhu  warbaahinta kala gadisan ay u marinayaan  qaar ka mid ah masuuliyiinta dawlada ...

Daawo The Expendabales 3 Oo Ah Film Cusub Oo Laga Matalay Burcadbadeedka Somalida Ayna Matalayaan Actoress Caan Ka Ah Hollywood+VIDEO+SAWIRO 26 Aug 2013 | 08:31 pm

London(LUGHAYA.COM)-Samaynta  ama Duubista Filimka The Expendables 3oo ah film cusub ayaa  qeybtiisa saddexaad  ayaa laga ka bilaabay Varna oo ah goob ku taallo bariga Caasimada Dalka Bulgaria ee Sofi...

Shaqo La´aanta Waxa Iga Ga Daran Lu’ gooyada Dhalinyaradeena BY: Ilhaam Hassan Ali. 26 Aug 2013 | 06:33 pm

Hayadaha Dawliga ah ee Somaliland ka how gala ayaa Cadaystay in ay lug gooyaan dhalinyaro badan oo ay wakhtiga kaga lumiyaan sidii ay u soo dalban lahayeen shaqooyin banana ooh ore qofka ay rabaan Caa...

Bashaar Al Asad: Hitlarkii Qarniga. Qalinka: Maxamed M. Yuusuf Ilkacase 26 Aug 2013 | 06:22 pm

In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is waydiinayaan Shakhsiyadda Bashaar Al Asad, Calawiyiinta iyo sida ay u burburinayaan wadanka Suuriya oo ka mid ahaa dalalka ugu muhiimsan dunida Muslimka...

Dowlada Somaliya Oo Sheegtay Inay Dib U Howl-galin Doonto Diyaaradii Somali Airline Sannadkan Gudihiisa 26 Aug 2013 | 06:16 pm

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo...

faahfaahin Dheerad ah Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Caawa Dhexmari Doona Labada Kooxeed Ee Premeir Leuga 26 Aug 2013 | 05:37 pm

LUGHAYA SPORTS-Kulankan oo noqon doona kan ugu adag ilaa hadda kulamada la ciyaaray horyaalka Ingiriiska xilligan, ayaa wuxuu ka dhici doonaa garoonka Old Trafford ee magaalada Manchester, saacadda Af...

Related Keywords:

generic viagra, haatuf, drink jabaani, labada prostate, mississippi river flood map, blood pressure lowering drug labadal, cadamis marketing boston, macalin cankil, maccalaj cankil, hadhwanaag net

Recently parsed news:

Recent searches: