Somaliland - somaliland.org - Somaliland.Org

Latest News:

Guddoomiyaha UCID Oo Camaareeyay Socdaalka M/Ku xigeenka Puntland Ku tagay Taleex 27 Aug 2013 | 05:11 pm

HARGEYSA (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa daan-daansi iyo faro gelin qaawan ku tilmaamay madaxweyne Ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ee ...

Pontus Marine Oo Bandhig Ku qabatay Burco & 76 qof oo saamiyadeeda isku diiwan-geliyay 27 Aug 2013 | 04:35 pm

Burco (Somaliland.Org)- Shirkad ka shaqayn Doonta ka ganacsiga kalluunka oo magaceedu yahay Pontus Marine ayaa Caawa Kulan Balaadhan ku qabtay Huteelka Barwaaqo ee Magaaladda Burco, kulankaasi ayaa wa...

Kerry: Suuriya waxay addeegsatay Kiimiko 27 Aug 2013 | 03:00 pm

USA (Somaliland.Org)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa dowladda Suuriya ku eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikadda. John Kerry ayaa sheegay in dowaladda madaxweyne Bashar Al Asad ay adee...

Xisbiga WADDANI Laantiisa Birmingham Oo Doortay Guddoomiye Cusub 27 Aug 2013 | 06:47 am

Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Birmingham ee Waddanka UK, Xafladan oo ujeedada loo qabtay ahayd sidii Laanta Birmingham u dooran lahayd Gudoomiye Cusub maadaama Gud...

“Cabdi-Waraabe Waa diiwaan laga dheehan karo tagtadii, taallada iyo timaaddada Soomaliland” 27 Aug 2013 | 06:46 am

Qoraaga Weyn ee Boobe Yuusuf Ducaale oo aan bishii Feberweri/2012ka wax ka weydiiyay sifaha iyo sawraca uu ku yaqaanno Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo ka mid noqda dhigaha SAMO-TALIS a...

“Waxaan u Arragnaa Socdaalka Madaxweyne Ku xigeenka Puntland inay tahay daan-daansi” 26 Aug 2013 | 11:01 pm

Somaliland Oo Sheegtay In M/Xigeenka Puntland Qaadi Doono Masuuliyadda wixii ka dhasha socdaalkiisa Taleex “Waxaanu heegan gelinay Ciidammadayadda jiida hore, si aan loogu soo xad-gudbin xuduudda Som...

Weftigii Wasiirka Daakhiliga Oo Ku Guulaystay Wejigii Koowaad ee Nabadeynta Beelihii Diriray 26 Aug 2013 | 09:50 pm

Oog (Somaliland.Org)- Weftigii Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedka ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa galabta ku guulaystay inay guntaan sidii nabad looga dhex dhalin lahaa laba...

Xukuumadda Oo Joojinaysa Inay Ruqsado Siiso Warshadaha Noocoodu hore uga jiray dalka 26 Aug 2013 | 08:03 pm

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Mudane Abiid Diiriye Nuur (Abiib Timo-cad) ayaa sheegay inay xukuumaddu wax ka qaban doonto caqabadaha ku gadaaman warshaydleyda da...

Bashaar Al Asad: Hitlarkii Qarnig 26 Aug 2013 | 06:28 pm

Bashaar Al Asad: Hitlarkii Qarniga Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu Qalinka: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase) In badan oo d...

Dalladda SAHAN Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Bogaadiyay Talaabooyinkii uu ku dhawaaqay 26 Aug 2013 | 06:13 pm

HARGEYSA (Somaliland.Org)- Dallada SAHAN Network oo ay ku bahoobeen in ka badan 75 urur oo ka shaqeeya ama ka hawl gala Lix Gobol oo Somaliland ahi ayaa dhambaal hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuri...

Related Keywords:

somaliland, somaliland news, horn cable tv somaliland, taariikhdii snm, habar yoonis muuse cabdalle, somaliland.org, mohamed hadraawi, jabintii jeelka madheera, www.somali.org, oo india

Recently parsed news:

Recent searches: