Somalimirror - somalimirror.com - Somali Mirror

Latest News:

Nadwado Muqdisho loogu qabtey Odayaasha Dhaqanka. 17 May 2013 | 02:02 pm

Shalay oo taariikhdu ahayd  7/Rajab/1434H  kuna beegneyd 16 / May / 2013M  Mu’asasada Safa waxay nadwo si heer sare ah loo soo agaasimey ku qabatay Continue Reading »

Qarax Qofkii sidey ku dhintey Muqdisho. 18 Apr 2013 | 10:54 am

Abbaare 05:30am xilliga Muqdisho, Salaadii subax ka dib, Qarax xoogan ayaa ka dhacey Agagaarka Xaruntii hore ee Dowladii C/qaasim, Degmada Hodan, waxaana ku dhintey qofkii Continue Reading »

Mu’asasada Safa oo Dowro labaad ka bilowdey Muqdisho. 14 Apr 2013 | 12:42 pm

Nadwo soconeysa 3 cisho, qeyba ka ah Olalaha ka digida waxyaabaha lagu halaagsamo ayaa ka bilaabatey Holka Shirarka ee markazka Inbu Baz ee Magaalada Muqdisho, Continue Reading »

Mid kamid ah dhagarqabayaashii dhacay xawaaladda Kaah oo maanta lagu qabtay G/Kacyo 8 Apr 2013 | 11:51 pm

Duhurnimadii maanta ayey ciidanka Amaanka Puntland ee Gaalkacyo gacanta ku dhigeen nin kamid ahaa koox hubaysan oo usbuucii tegay weerar ku qaaday xawaaladda Kaah xarunteeda Continue Reading »

War degdeg ah: Isuduwaha amniga gobolka Mudug oo caawa lagu dilay magaalada G/kacyo 8 Apr 2013 | 11:35 pm

Sida ay tibaaxayaan warar lagu kalsoon yahay oo dhowaan naga soo gaaray magaalada G/kacyo,waxaa caawa lagu dilay xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo Alle ha u Continue Reading »

Kufsiga: Dhibaato Dan laga leeyahay!! 8 Apr 2013 | 10:34 pm

Waxaa Dad badan maqlaan waayahan Dacaayado laga fidiyo Shacabka Soomaliyeed ayadoo  marba si abaabulan loogu halqabsado dhibaato gaar ah ha jirto dhibaatadaas ama yeysan jirine Continue Reading »

Sh. Bashiir oo ka badbaaday qarax loo dhigay 8 Apr 2013 | 09:04 pm

Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad ayaa saaka ka badbaaday qarax miino oo lala rabay in lagu khaarajiyo. Sheekha iyo dadkii la socday Continue Reading »

Iskoolada luqadaha sidee u hormarinaa? Qalinkii: Sh. Axmed C/samad 7 Apr 2013 | 10:08 pm

Qormadaan waxay ahayd jawaab aan u qoray Ustaad Siciid Cabdullaahi Yuusuf oo magaalada Garoowe ku haysta PRIVATE SCHOOL lagu barto luqada Ingiriiska oo ii soo Continue Reading »

Nadwo ku aadan isaga digiga waxyaabaha lagu halaagsamo oo ka dhacdey Muqdisho. (Sawiro) 5 Apr 2013 | 03:52 pm

Nadwo socotey 2 cisho kuna saabsaneyd waxyaabaha lagu halaagsamo ayaa ka dhacdey Hoolka Shirarka ee Markazka Ibnu-Baz ee Magaalada Muqdisho, Cinwaanka Nadwaduna wuxuu ahaa(حملة التحذير Continue Readi...

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Baydhabo la dajiyey 2 Apr 2013 | 03:27 pm

Cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa waxa ay fariisimo Militeri ka sameysteen magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay. Ciidamadan AMISOM ka socda, oo toddobaadyadan lagu daad-gureynayey Continue R...

Related Keywords:

badoo.com, somalimirror, somalimirror.com, arkaanta iimaanka, alla ku akbar, xisaabiya dikada bosaso, somaliirror.com, dalkayaga ninkii doonaayayoow, liibya, muqaatil jawi

Recently parsed news:

Recent searches: