Weedhsan - weedhsan.com

General Information:

Latest News:

Guurku waa Badhaadhaha Ninkuu Eebbe garansiiyo! - W/Q. Mustafe Axmed Xasan 27 Aug 2013 | 08:39 pm

Waxaan jeclaystay inaan mar labaad ka fal celiyo qoraalka “Afrika lama dhalee waa la dhagaroobaa!” ee uu qoray Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed-Deeq). Ka falcelintaydu waxay inta badan

Sheeko fanneed: Nabsi – W/Q. Khaalid Ismaaciil Yuusuf 27 Aug 2013 | 07:14 pm

Illaa yarraantaadii, markii aad caagadda yar xambaaran jirtay, anna inta aan ordo ayaa aan buskud usoo iibin jiray. Haddii aad hooyo u ahayd anna aabe ayaan u qornaa.

Sheeko Gaaban: NABSI – W/Q. Khaalid Ismaaciil Yuusuf 27 Aug 2013 | 07:14 pm

Ilaa yaraantaadii, markii aad caagadda yar xambaaran jirtay, anna inta aan ordo ayaa aan buskud usoo iibin jiray. Haddii aad hooyo u ahayd anna aabe ayaan u qornaa.

AN MAA NOOL! – W/Q. Amina Muuse Weheliye (Q. 10aad) 27 Aug 2013 | 03:17 am

'Sheeko-murtiyeed xiise badan oo aad si taxane ah ugala socon doontaan Mareegaha WEEDHSAN' Q. 10AAD – LUG DAHAB!:

Dhulka barakaysan iyo Xukuumadda Sucuudiga! – W/Q. Yaasiin Yuusuf Magan 26 Aug 2013 | 11:44 pm

Qoraalkan kooban, waxaan intii fikirkayga ah inyar ka iftiimin doonaa arrin dadka badankiisu isku qaldaan wakhtigan danbe, kaas oo ah in dhaliisha hab-maamulka boqortooyada Sucuudigu aanay

Falsafadda Taranka Bulshooyinka iyo Islaamka – W/Q. Mahdi Sheekh 26 Aug 2013 | 09:30 pm

Thomas Robert Malthus oo ahaa dhaqaaleyahan reer Ingiriis ah (1766 – 1834), waxa uu ku caan baxay aragtida in tirada dadka dunida ku nooli sii kordhayso, kheyraadka dhulka guudkiisa Rabbi ku mannaysta...

Diihaal-reeb: Milicsi kooban – W/Q. Cabdiraxmaan Faarax Guri Barwaaqo 26 Aug 2013 | 08:36 pm

hal_aqoon@yahoo.com Magaca buugga: Diihaal-reeb Qore: Khaalid Jaamac Qodax Soosaare: Qodax Publishers

Soomaaliya oo shaacisay dib u hawlgelinta Shirkaddii Somali Airline 26 Aug 2013 | 07:50 pm

Muqdisho, Isniin, August 26, 2013 (Weedhsan) - Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay ilaa afar diyaaradood oo ay ku hawl-gelineyso shirkaddii diyaaradaha

Recently parsed news:

Recent searches: