Wordpress - bakipress.wordpress.com - BakiPress.com

Latest News:

Hay’ada UNCHR oo ka digtay in dib loo celiyo qaxootiga somalida ee kenya jooga 13 Jul 2013 | 12:50 am

Madaxa hay’adda UNHCR oo qoxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in qaxootiga Soomaaliyeed la celiyo iyadoo aan la raacin sharciayada caalamiga ah ee u dagsan qaxootiga iyo habka loola d...

Qarax lala beegsaday ciidamada AMISOM iyo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh 13 Jul 2013 | 12:39 am

Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo weerarkaas ay ka dhasheen khasaarooyin ...

Wadahadladii Somaliland iyo Somalia oo la soo gabagabeeyey iyo qodobadii lagu heshiiyey 11 Jul 2013 | 12:15 am

(Bakipres) — Wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa xalay lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray qodobbo dhowr oo labadii guddi ...

Rai’sal wasaaraha Masar oo loo magacaabay Xaazim Albeblaawi 10 Jul 2013 | 11:44 pm

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Masar ayaa loo magacaabay Xaazim Al-Beblaawi kaasoo durbadiiba hindisay in ururka Ikhwaanul Muslimiinka ay qeyb ka noqdaan dowladda uu soo dhisayo. Madaxweynihii hore ee x...

Dawlada Somalia ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya u dirtay Ururka Midowga Afrika 5 Jul 2013 | 12:15 am

Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya u diray ururka Midowga Afrika oo ay ciidammo kaga sugan yihiin Soomaaliya, warqaddan oo lagu tilmaama...

DAF serait-il l’homme à abattre pour le pouvoir en place ? 4 Jul 2013 | 04:37 pm

Daher Ahmed Farah (DAF), président du MRD et porte-parole de l’USN, a été condamné ce mercredi 26 juin 2013 à deux (2) mois de prison ferme pour refus d’exécution introduite sur la base d’une décision...

Dawlada Britain oo dalkeega ka mamnuucday cunista iyo ka ganacsiga qaadka 4 Jul 2013 | 09:55 am

Xoghayaha arrimaha dibeda ee dalka Britain, Teresa May ayaa ku dhawaaqday in dawlado ay joojisay cunida iyo ka ganacsiga qaadka.  Go’aanka mamnuucista Khaadka oo ay ku dhawaaqday Teresa May, ayaa wax...

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia C/Salaan Xaaji Hadliye oo iska fogeeyey eedeyn ay u soo jeediyeen QM 3 Jul 2013 | 02:21 pm

Gudoomiyaha Bandhiga dhexe ee Soomaaliya C/salaan Xaaji Hadliye ayaa beeniyey musuq maasuq ay ku eedeysay Qaramada Midoobya oo ahaa in lacago malaayiin dolar gaaraysa oo bankiga tiilay si qaldan soo i...

Related Keywords:

sdwo, cabdiwaaxid sheekh cismaan qalinle, diin into wordpress, furreh, latest post on sidebar wordpress, maahmaah, bakipress, muse ee, sahra halgan 2011

Recently parsed news:

Recent searches: