Xargaga - xargaga.net

General Information:

Latest News:

Hambalyo!!! Hambalyo!!! Hambalyo 24 Jun 2013 | 02:34 pm

Ilhaan Ali Hassan & Liibaan Abdilahi Hassan Dhooble oo meherkoodu ka dhacay magaalada Toronto , Canada

TACSI: Faadumo X. Cawad Baraar (Innaalillaahi wa inaa ilahi Raajicuun) 23 Jun 2013 | 12:06 am

Waxaannu tacsi udiraynaa Eheladii iyo Qaraabaddii ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo X. Cawad Baraar oo dhawaan ku geeriyootay Magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka.

Kulan balaadhan oo dhexmaray Wufuudii Khaatumo State & Hay’ada UN Monitoring Group, (SAWIRO). 21 Jun 2013 | 06:44 pm

Kulan balaadhan oo qaatay in ka badan laba saacadfood iyo badh ayaa wuxuu dhexmaray Wufuudii Khaatumo State ee uu hogaaminayey madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac{Indhasheel}

Waraysi Cawil Cali Tarabi barnaamij gaara oo uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya 18 Jun 2013 | 01:45 pm

Waraysi Cawil Cali Tarabi barnaamij gaara oo uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya

BAYAAN URURKA SAHAL UK 11 Jun 2013 | 06:54 pm

Ururka SAHAL UK waxa uu si cad ugu cambaaraynayaa Dowladda Somaliya ee FEDERALKA ah, sida hagardaamada iyo xilkasnimo xumida leh ee ay carqaladda joogtada ahi ugu hayso dadka daggan Gobolada saddexda ...

Fadlan Saxiixa Baaqan Ku Socda OBAMA Ee Lagu Taageerayo Midnimada Somalia- (Petition)- 30 May 2013 | 12:51 am

We the people of SSC ( Khaatumo ), Maakhir & Awdal States of the northern region Somalia, Rejects secession from Somalia

Is-bahaysiga USP: United Somali Party iyo wacdarihii UAE 27 May 2013 | 08:11 pm

Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha USP ee Maamulada Khaatumo, Awdal iyo Maakhir ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka.

Agoomaha Ceerigabo oo ciyaar kubada cagta ahi dhexmartay(DAAWO+SAWIRO) 23 May 2013 | 03:02 am

Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay laba kooxood oo ka mida agoomaha Ceergaabo,Dhaqaalaynta agoonta waxay ka mid tahay akhlaaqda ugu wanaagsan islaamka ee rasuulka (S.C.W)

Mayor of Toronto smoking crack? Media raise cash to buy Somali video 20 May 2013 | 10:53 pm

Footage allegedly showing the Mayor of Toronto smoking crack could soon be made public.

Hassan Culusow Ma aha Madaxweyne Soomaaliyeed 15 May 2013 | 10:28 pm

Maamul Goboleedada Khaatumo, Awdal Maakhir (USP) Jubaland iyo Puntland oo oo Cod Mideysan ku diidey maamulka uu madaxweynaha ka yahay Hassan Culusow

Recently parsed news:

Recent searches: