Xogta - xogta.com - XOGTA.com - Haqabtiraha Baahidaada Warbaahineed

Latest News:

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo saaka lagu dilay Garoowe. 6 Aug 2012 | 01:50 pm

Kooxo hubeysan ayaa saaka magaalada Garoowe ku dilay xildhibaan Sheyba Sheekh Maxamuud oo ka tirsanaa golaha baarlamaanka ee maamulka Puntland. Marxuumka ayaa dilay labo ruux oo wajiyada soo duubtay x...

London: Xaflad Sagootina oo loo sameeyay Orodyahanadii Soomaalida. +SAWIRO 5 Aug 2012 | 11:25 pm

Xalay ayay ahayd markii ay Qaar ka mid ah Soomaalida ku dhaqan Dalka Uk gaar ahaan Magaalada Caasimada u ah dalkaasi ee Londonay u qabteen Xafladan aad u qiimo badan si heersare ahna loo soo agasimay ...

Beware: Shabaab using new tricks to kill 5 Aug 2012 | 09:13 pm

Al-Shabaab operatives have devised a new way of carrying out terror attacks in Kenya. They are using unsuspecting people to carry explosive devices which they then detonate from a safe distance. Polic...

North Africa becomes central focus in war on terrorism 5 Aug 2012 | 09:08 pm

The Obama administration no longer sees the greatest terrorist threats in Afghanistan or Pakistan. Instead, U.S. counterterrorism officials are increasingly focused on a broad swath of northern Africa...

Clinton pushes democracy in Kenya, seeks Somalia stability 5 Aug 2012 | 09:03 pm

U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton pressed the leaders of Kenya on the importance of fair and free elections on Saturday and encouraged the African nation to be a “model for the entire wor...

Minneapolis: Shirkadaha Soomaalida oo soo bandhigay qaab cusub oo Lacagaha loo xawili karo. 5 Aug 2012 | 09:00 pm

Qaar ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ka jira ee Hormuud, Golis iyo Telesom iyo xawaalada Tawakal ayaa si wadajir ah u bilaabay adeegyo loogu magac-daray Zaad iyo Sahal, kuwaasoo ah hab te...

Maareeyihii Airport-ka Muqdisho oo kooxo hubeysan Bastoolado ku dileen. 5 Aug 2012 | 08:55 pm

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Xamarweyne ee gobolka Baaadir maareeyihii garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, Ibraahim Imaam Xalane, iyadoo kooxaha dilka geystay ay u suurogashay inuu ka baxs...

M/weyne Shariif oo ka carooday Hillary Clinton kadib markii ay u sheegtay inuusan Musharax noqon karin. 5 Aug 2012 | 08:51 pm

Ilo ku dhow dhow shir maanta madaxda Soomaalida uga socday magaalada Nairobi ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu isaga baxay shirka. Madaxweynaha ayaa u...

Moi Farah Oo Magac & Guul Usoo Hoyay Ummada Soomaalida Kuna Guuleystay Biladda Dahabka Ah Ee Orodka 10km 5 Aug 2012 | 08:37 pm

Orodyahanka Maxamed Farax ee u dhashay dalka Somaliland, isla markaana u Orda wadanka Ingriiska ayaa noqday ciyaarhankii ugu horeeyey ee dalka Ingriiska ee ku guulaysta bilad dahab ah, kadib markii uu...

Dowlada KMG Oo Sheegtay Inay Dhawaan Qabsaneyso Degmada Afgooye. 25 May 2012 | 01:09 am

Number of View: 109 Xoogagga Al-shabaab ay billaabay inay ka baxaan saldhigyo ay ku lahaayeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye halkaas ahayd goobaha ay awoodda badan ku lahaayeen tan iyo markii a...

Related Keywords:

ship it media inc., hiiraan on line, xogta news, xogta, cultural citiesin somalia, cultural cities in somalia, moheeb nasser, lacag lagu qabtay muqdisho, oo money, xogta.com

Recently parsed news:

Recent searches: