Oodweynenews - oodweynenews.com

General Information:

Latest News:

Wax Ka Barro Habka Kala Sarreenta Darajada Ciidanka./Qalinkii:C/qaadir ismaaciil Askar 27 Aug 2013 | 04:13 am

Qormadeenan waxa aanu ku eegi doonaa darajada ciidanka sida ay u kala sareyso marka ugu horeysa ee shaqsiga ciidanka ah la soo carbiyo ama uu dhibooga uu ka soo baxo waa askari buure ah. waxaa ta...

Hambalyo Meher Wacan:Sayid Abubakar Sayid C/laahi Xaaji Cilmi Nuur iyo Khadan Siciid Nuur Oo 26/08/2013 Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa 27 Aug 2013 | 04:11 am

      Sayid Muxamad Sayd C/laahiXaaji Cilmi Nuur , Sh.Axmad Aw cilmi Nuur, Sh.Siciid Sh.C/raxmaan, Sh.Siciid Maydh, Sh.C/laahi Mataan, Sh.Xuseen Sh.C/raxmaan, Eng. Axmad Cabdi Cismaan Ilmas, Sh.Ibrahi...

Dalka Kenya Laba Nin oo Naag Qudha Kuwada Guursaday & Labadan Nin oo Ku Tiraabay Haweenku Kun Bay Kow Kala Baxaan Agtayada Kama Shaqeynayso 27 Aug 2013 | 04:03 am

KENYA(OWN)-  Laba nin oo u dhashay dalka Kenya oo arinkoodu u muuqdo inay beeninayaan maahmaahda ah Haweenku kun bay la sheekeystaan Kowna wey kala baxaan ayaa ku heshiiyey inay wada guursadaan gabadh...

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Aanu La Yeelanay Prof: Cabdisalaan Yaasiin 27 Aug 2013 | 03:16 am

  Prof: Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ahaa aasaasayaashii Ururkii SNM, isla-markaana hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan Maddasha wadda-tashiga...

XIDHIBAAN NAASIR XAAJI CALI OO KULAN BALLAADH LA YEESHAY JAALIYADDA STOCKHOLM: 27 Aug 2013 | 03:14 am

STOCKHOLM(OWN)- waxaa maanta magaalo madaxda dalka Sweden ee Stockholm ka dhacay kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay, uu xildhibaan Naasir Xaaji Cali kula yeeshay jaaliyadda Somalila...

Maxaad ka taqaanaa Shiikh Xasan Daahir Aways?‏, By: Ugaas Maxamed Wali Shiikh Axmed nuur 27 Aug 2013 | 03:03 am

Waxaan go’aansaday inaan warbixin kooban ka qoro Shiikh Xasan Daahir aweys, qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah. 1-Waxaan ogaaday ummadda soomaiyeed inteeda bada...

Shirkadda Xawaalada Dahabshiil oo Mootooyin (Dhug-dhugley) ay ku socdaan u qeybisay curyaamiin Soomaaliyed oo Muqdisho ku sugan 27 Aug 2013 | 01:07 am

MUQDISHO(OWN)- Shirkadda xawaalada iyo Bankiga Dahabshiil ayaa maanta koox curyaamiin Soomaaliyeed ah ugu qeybisay magaalada  Muqdisho mootooyin casri ah oo loogu talo galo galay dadka lixaadkoodu dhi...

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer Iyo Askar Isku Maan-dhaafay Dcawad Laga Gar-naqayay 27 Aug 2013 | 12:27 am

Burco (OWN)  Askar ka tirsan Ciidanka Qaranka Burco iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Togdheer (Burco) ayaa isku af-dhaafay dacwad Fulin ahayd oo oo Qof shicib ahi dhibane ka ahaa taasoo la xidhiidh...

“Wadda-tashigu Waa Waxa Aynu Ku Dhaqanahay Waana Aasaaska Dimuquraadiyadda, Nimankanina Waa Kuwii Naf Iyo Maalba U Soo Huray… ” Waraysi Gaar Ah Prof: ... 27 Aug 2013 | 12:00 am

Hargeysa (OWN)  Prof: Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ahaa aasaasayaashii Ururkii SNM, isla-markaana hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan Maddasha...

Related Keywords:

waagacusub, allianz, oodweyne, qadaafi articles, frank bakels, tahir cali wayrax, heesta hargeysa sahra ilays dawnold, oodweyne news, oodwaynenews com, farta boogta aan daro

Recently parsed news:

Recent searches: