Saraarnews - saraarnews.com - Saraarnews

Latest News:

Tacsi: Geerida Marxuum Xariir Haybe X cabdi 3 May 2013 | 01:21 am

            إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Anaga oo  ah dadka magacyadoodu kala yihiin , 1.       Cabdilaahi Biixi ismaaciil 2.       Ibrahin Nuur qoorubaxay 3.       Keyse Biixi ismaaciil...

kooxda khaatumo oo la maroora dilaacsan qorshaha federaalka qarsoodiga ah oo ay iska waayeen 20 Mar 2013 | 12:40 pm

Taleex (saraarnews) Kooxda nabadiidka ah ee ku dhuumaalaysta xuduudaha Barriga somaliland oo hore loo odhan jiray Khaatumo imika la sheegay inay la baxeen magac hoosaad kale oo loo yaqaano Faataxo aya...

Ogaysiis: SSE Bruxells 14 Mar 2013 | 01:26 am

          Daawanaayow waa Dalkaagii Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Bruxells. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama...

Gabaygii Daacad xumo ee Abwaan Maxamed Nuur Fadal 10 Mar 2013 | 08:40 pm

Cigaw daacad xumo waa waxa laysku dilayaaye Waa waxa arlada dooriyee galiyay duufaane Waa waxa dareenkaba dhex dhigay dawaladii Yurube Waa waxa dacwiga Kiimankii ugu dibboodeene Waa waxa naftii dunida...

Try the bell: The president of Somalia waits outside a closed no.10 yesterday. (Fadeexad) 7 Feb 2013 | 10:29 pm

  Try the bell: The president of Somalia waits outside a closed no.10 yesterday. After a few seconds, Hassan Sheikh mohamud was greeted by David Cameron to discuss a package for £3 million in British ...

Madaxweyne Siilaanyo oo uu soo dhoweeyey Safiirka Maraykanka ee Kenya 7 Feb 2013 | 04:40 pm

Kenya(saraarnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdidigii uu hogaaminayay oo maalmahanba ku sugnaa Dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la yeesha...

madaxweynaha Somaliland oo Badhasaabada gobolada isku shaandhayn ku sameeyey 5 Feb 2013 | 02:51 am

Hargeysa(saraarnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Mohamed Mohamamud Siilaanyo ayaa qaaday talaabo qaranku si weyn ugu baahnaa oo bulshaduna aad u soo dhoweysay isaga oo isku shaandhayn balaadhan ku sa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Derajooyinkii u horeeyey ku taxay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland 2 Feb 2013 | 03:51 pm

  Hargeysa(saraarnews)Sanad Guurada 19aad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo Bixinta Derajadii Ciidamada oo maanta uu Madaxweynuhu bixiyey. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed ...

Related Keywords:

saraarnews, saraar, sawir mujaahid mahamed cali, isha iyo sixirka iyo jinka, jinka iyo madheyska, saahikat sahra.ar, jinka iyoisha, haddii la badalo, heesaha jacaylka, kawayne facebook birmingham

Recently parsed news:

Recent searches: