Togdheernews - togdheernews.com - Togdheer News

Latest News:

Dadka Sida Joogtada Mutadawacnimada ugu Shaqeeya Bulshada oo Cimrigoodu Dheeraado 27 Aug 2013 | 03:00 am

Inkasta oo qof kastaa dhimanayo waqtga Ilaahay ugu talogalay, haddana 40 cilmi-baadhisood oo caalami ah, dibna loo eegay, ayaa sheegay in qofka bulshadiisa caawiya ee si mutadawacnimo ah ugu shaqee...

Gabadh Nolol Lagu Arkay 13 Casho Kadib Aaskeedii 27 Aug 2013 | 02:51 am

Gabadh u dhalatay dalka Philadelphia, ayaa noolaatay 13 casho kadib markii jinaasadeedii iyo aaskeediiba la dhammaystiray, iyagoo qoyskeedu ku jahwareeray cidda uu ahaa qofka ay aaseen. Gabadhan o...

Hay,adda DDG oo Tababar ku Saabsan Khatarta Miinada Iyo Hubka Fudud u Qabatay Macalimiinta Degmada Sheekh. 27 Aug 2013 | 02:28 am

Sheekh (Togdhnews)- Hay,adda DDG ,ayaa   tababar ku saabsan  ka wacyaglinta  ardayda,  khatarta   miinada  iyo hubka  fudud  uga  furtay magaalada   Sheekh  lixdan   macalin oo  ka mida macalimiint...

Burco: Fal hore uga dhicin Maxkamadaha Gobolka Togdheer Iyo Eeedaymo ay Is dhaafdaeen Masuuliyiin sare. 27 Aug 2013 | 02:21 am

Burco(Togdhnews)- Gudoomiyaha  maxkamada gobolka togdheer  Maxamed  Cashuur ,ayaa sheegay in sarkaal ka tirsan ciidanka Qaranka  gobolku  uu ku qabtay Baastoolad, islamrakaana  baxsaday oo la qaban...

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Dhamaan Reer Aw Guuleed Warasame Guutaale 26 Aug 2013 | 11:46 pm

Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuumada Amina Deria Aw Guuleed . Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu hal...

Waa Suaal daweynoo madaxa daalinayse …Muhamad Jama Koodbuur (Shiine). 26 Aug 2013 | 11:44 pm

Hadii dabku dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa? Jawaab? Ruux haddii la doortoo darajadii lasaariyo xilkii daryeeliwaayo , dab dhaxamooday weeyaan…. Xukuumada Soomaaliland  waxii lagu dabiibi dadweynah...

Taariikhda Calawiyiinta, Caqiidooyinka Faasidka Ah Ee Aaminsan yihiin Iyo Halka Ay Salka Ku Hayso Cadaawaddoodu..Qalinka: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase) 26 Aug 2013 | 11:10 pm

In badan oo dadka ka mid ahi maanta waxa ay is waydiinayaan Shakhsiyadda Bashaar Al Asad, Calawiyiinta iyo sida ay u burburinayaan wadanka Suuriya oo ka mid ahaa dalalka ugu muhiimsan dunida Muslim...

Guddi Ka Kooban min 25-Xubnood oo Laga Dhaariyay Beelihii Ku Diriray Degaanka Godhayle. 26 Aug 2013 | 11:02 pm

Oog (Togdh)-Labadii beelood ee dhawaan ku diraray degaanka Godhayle ee ka tirasan degmada Gar-adag,ayaa laga dhaariyay dhinac kasta 25-xubnood oo metelaya beelaha dirirtu dhexmartay,  Sida uu Togdh...

Waa Maxay Duruufaha Siyaasadeed ee ay iska Shabahaan Shirkii Daallo iyo Shirka hada ka socda deeganka Agabar? 26 Aug 2013 | 10:20 pm

hadaan suaashan hoos ugu dhaadhaco markii ay iclaamiyeen beelaha shirka ku qabsaday daalo ayaa waxay ku beegnayd xiligii la furay ururada siyaasada waqtigaas loo larabay inay ay kasoo baxaan sad...

“Dhalandhoolka dhalaanka dhib weyn baan ku Qabaa” Qalinkii Samataliye Cabdisitaar Dubad. 26 Aug 2013 | 10:08 pm

“Dhadhamada dhalaankani dhul-shisheeye loo dhigay dhulgariir ka Daraneee dhalintii dhulkaygaay dheef miyaad u aragteen dhalanteedka Yurubee afrikaan dhiciisiyo Magafiyo dhibtiisii Saxarii ...

Recently parsed news:

Recent searches: